Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Falsafada (Page 8)

Qaab-fikirkeenna Ayaa Sameeya Nolosheenna. W/Q Sheekh C/raxmaan Jibriil

Qaab-fikirkeenna Ayaa Sameeya Nolosheenna. W/Q Sheekh C/raxmaan Jibriil

Wax badan oo noloshaada ka mid ah, waxay ku xiran yihiin sida aad u fkirto iyo waxa aad rumaysantahay. Haddii aad rabto ama aad jeceshahay inaad xoolo badan hesho oo…

Dhaxalkii Safar Cabdi

Dhaxalkii Safar Cabdi

Haddii aan la isku qirin la iskuna qadarinin garashada iyo aqoonta dhabta ah,  waxaa adkaada in la kala garan waayo aqoonyahanka aqoonta baxaaliga ah leh  iyo tacliinleyda wax soo xar-xariiqday.…

Tayadeenna Maskaxeed Miyay Xumaatay?

Tayadeenna Maskaxeed Miyay Xumaatay?

Qaybtii dambe ee sannadihii sagaashannadii ayaa mar qudha lagu hambaabbaray arrin fajac leh oo baaxadda foolxumadeeda la isla qiray. Muhiim ma aha goortii ay soo bilaabatay, waa se arrin maalinba ta…

Falsafadda libaaxa!!

Falsafadda libaaxa!!

Marka caqli xor ah loogu kuur galo sida ay nolosha ku socoto waxaa kuu so baxaya caddaalad darro weyn oo nolasha ka jirta. Nolosheena waxay ku xirantahay dhimashada iyo cunnida…

Fulayada fikirka

Fulayada fikirka

Garaadkoo Loo Adeegsado Himilo Dhaw, Lagalana Baqo Ku Dhaca Himilooyinka Fog Ee Saameeya Jiritaanka Qawmiyadaha. Geesinnimada dhabta ah ee dadku ma aha ta dagaalka, waa se ta maskaxda. Sida adeegsiga…

Maxuu yahay caqli?

Caqli: waa eray asal ahaan naga soo galay afka carabiga, oo waxuu qayb ka yahay sawirka guud ee caqliga shaqada uu qabto, oo luqada carabiga CAQLI=DABAR, dabarka lagu xakameeyo xoolaha.…

Xikmadda sida aqoonta oo kale ayaa loo bartaa!

Xikmadda sida aqoonta oo kale ayaa loo bartaa!

Waxaa jirta odhaah dhahaysa; “Aqoontu waa barasho, Xikmadduna waa kudhalasho”, (Knowledge is given, Wisdom is gifted). Odhaahdani wixii hadda ka horeeyay sida ay tahay uunbaa loo qaadan jiray, wax hadal…

Sidee maskaxda loo qaras bixiyaa?

Sidee maskaxda loo qaras bixiyaa?

Waxaa in dhawaala ahba soo ifbaxayay, dhumucda dhibaatada ay leedahay maskaxda oo qaras, daxal ama quful kujabo.! Qarasta maskaxda ku dhacda wuxuu dhibkeedu dadka oo idil u cadaaday, markii la…

Xaqiiqo ama Fahankaada!!!!

Xaqiiqo ama Fahankaada!!!!

Xaqiiqadu waa shay la raadiyo oo dhib iyo dadaal loo maro. Haddii aad adigu xaqa mar Walba ogtahay, ku taagantahay, dadka kale oo dhan baadil ayay ku taagan yihiin. Haddii…