Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Falsafada (Page 3)

Dabkii Grenfell Tower iyo Muslimiinta London.

Dabkii Grenfell Tower iyo Muslimiinta London.

Shaki kuma jiro in Islaamka ay afduubeen kooxo yar oo ay Ibnu-adanimadoodii dhaawac gaaray iyo warbaahinta galbeedka ee u hamuun qabta ceebaynta Islaamka iyo Muslimiinta. Muslimiinta dhabta ah waa kuwa…

Furaha Fahamka Nolosha

Furaha Fahamka Nolosha

Ka waran haddaadan lahayn awood doorasho oo run ah ama madax bannaan. Waxaan u dhabba-galay wakhti aan yarayn, xaaladaha go’aan qaadashada iyo wax doorashada. Sida la ogyahay, wax kasta, wanaag iyo…

Raaxada wax kala baddalashada

Raaxada wax kala baddalashada

Wax kala baddalashadu waa qaanuun caalami ah, oo Rabbaani ah. Haddii la waayo wax kala badalsho, waxaa lahelayaa, khasaaro iyo burbur. Wax kasta waa tamar (Xoog). Markii aad xoog bixiso,…

Sheekadii Ri’dii & Dheriga

Sheekadii Ri’dii & Dheriga

Waxaa jirta qiso Soomaali ah oo ku saabsan hoggaamiye jaahil ah, oo haddana isla qumman. Qisadu waa sidaan: “Waxaa jiray hoggaamiye loogu imaan jiray inuu xalliyo waxii adkaada, oo dadka…

Dhibaatooyinka Cayilka iyo Gaalaysiinta Socota!

Dhibaatooyinka Cayilka iyo Gaalaysiinta Socota!

Maalmahan waxaan socday buuq ku saabsan wadaaddo gaalaysiisay aqoonyahanno Soomaali ah oo caqliga ka cayilay. Buuqan intii uu socday waxaan la kulmay nin buuran oo ka mid ah asxaabtayda xiiseeya…

Khaldanaan mise Koritaan

Khaldanaan mise Koritaan

Mar kasta oo aan xusuusto taxanihii noloshayda, waxaan moodaa inaan waagaas khaldanaa, haddana waxaan fahmaa inaan saxnaa!! Kala duwanaanta ku timaada kala horaynta aqoonta iyo waayo aragnimada waa shay dabiici…

Awoodda Korriimada

Awoodda Korriimada

Awoodda koritaanka, waxaa laga helaa meeshii markii hore nolosha laga helay. Koritaanka qof, qoos, ummad waxaa asal u ah awood. (Energy). Tamarta/tabarta dhaqdhaqaaqa nolushu u baahantahay, waxaa laga helaa, halkii…

Loollanka Fikir ee Muslimiinta

Loollanka Fikir ee Muslimiinta

Labdii boqol-guuro ee u danbeeyey, muslimiintu waxay cagaha kula jireen raran fikir oo ka dhashay, waayaha xanuunka badan ee muslimiintu ku jireen sidii looga bixi lahaa iyo iska caabbinta afkaarta…

Dhaqanka Kaligii talisnimada-Kawaakibi

Dhaqanka Kaligii talisnimada-Kawaakibi

Mufakirkii iyo Faylasuufkii Maanfurka Carbeed ee Cabdulraxmaan AL-kawaakib(1855-1902) Waxa uu ka tegay dhaxal fikir oo loo aayey iyo aragtiyo maanfuran oo taabbo-gal ah, Kutubtiisa midka ugu qaayaha weyn waxa la…

Kulankii Inbu-Carabi iyo Ibnu-Rushdi

Kulankii Inbu-Carabi iyo Ibnu-Rushdi

Labadan aqoonyahan ayaa ku wada noolaa Andulus xilligii ilbaxnimada Muslimiinta. Sheekhii weynaa Ibnu-Carabi, waa suufi helayo hagid Eebbe isla markaana gaaray meelo sare oo xagga cilmiga Alle ah. Midka kale,…