Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Falsafada (Page 2)

Qasrigii Ilaahay!

Qasrigii Ilaahay!

Dhismayaasha noo dhow oo idil, isaga ayaa ugu muuq qurxoon. Muraayado ayaa dariishadihiisa ku qafilan. Deyrka dhexe ilaa derbiyada bannaanka hore, waxaa ku taxan layrar yar yar oo uu mid…

Weynaynta Caqliga waa astaan Islaam

Weynaynta Caqliga waa astaan Islaam

Ilaahay markii uu aadanaha dunida ku abuuray iskama uusan keenin ee wuxuu ku abuuray borogaram ku haga sida ay unoolaanayaan,waxaana bani aadamka taa ku wehliya makhluuqaadka kale oo dhan oo…

Iimaam Al-Qasaali: Xidhiidhka Diinta iyo Caqliga.

Iimaam Al-Qasaali: Xidhiidhka Diinta iyo Caqliga.

Hadalkan hoose ee uu leeyahay Iimaam Abuu Xaamid Al-Qasaali رحمه الله waxan kasoo tarjumay buugiisa Macaarijul Qudus fii Maadiriji Macrifat Al-Nafs. Inta aan akhriyay waa hadalka ugu quruxda badan uguna…

Diinta: Yan la dacarayn!

Diinta: Yan la dacarayn!

Miyaad hesheen fiidiyowga wareegaya Facebook-ga iyo wadaadka dhahaya: “Alle (sw) ayaa soo dagayo galabka Carrafo, soo dagitaan aysan habboonayn inaad adiga u dhigato sida caqligaada ku jirto…..” Masiibaduse waxay tahay,…

Dhaqanka “Maxaa iga galay”

Dhaqanka “Maxaa iga galay”

Haddaan u fiirsaday meesha aan ka liidanno, waxaa ii soo baxday inay tahay dareenka mas’uuliyadda. Erayga ‘Xildhibaan’ oo waayahaan aad loo isticmaalo, wuxuu salka ku hayaa macno wayn, oo tusinaya…

Baadi-goobka Sirta Nolosha

Baadi-goobka Sirta Nolosha

Horaa loo yiri lama waraysto mar dhoof iyo mar duulba e balse aan idinla wadaago safar dalxiis oo aan aniga iyo qoyskayga iyo Abdikarim Hassan iyo qoyskiisa ku tagnay magaalada…

Waan Nahay Isku Hal Naf

Waan Nahay Isku Hal Naf

Waxaa jirta Ruux wadareed si wada jir ah loo wadaago, oo dhammaan bulshada ka dhaxaysa. Ruuxda (Nafsadda) qofka ku jirta ee sida gaarka ah uu u leeyahay, waxay u baahantahay…

Caqli Dhalmo Daayay

Caqli Dhalmo Daayay

Awoodda aadanaha hagta waa caqligiisa. Si baahidiisa u daboolo, waxaa jirtay mar uu ku noolaa ugaarsi. Haddana caqligiisu wuxuu gaaray inuu xoolo dhaqdo. Hadana wuxuu gaaray inuu dhulka beerto. Haddana…

Isku Hallee Alle Kaliya

Isku Hallee Alle Kaliya

Kadib shirkii Madaxda Muslimiinta ee Riyaad, waxaa dawladda sucuudiga u muuqday, awooddeeda iyo saamayta ay ku yeelan karto dhammaan caalamka Islaamka iyo guud ahaan caalamka oo dhan.  Heshiisyo waawayn ayay…

Falsafadda Naarta iyo Jannada!

Falsafadda Naarta iyo Jannada!

Marka laga soo tago sharaxaadaha kala duwan ee diimaha ka bixiyaan jiritaanka janno iyo naar, qofka fekeraya wuxuu is weydiin karaa xikmadda ku jirta in mustaqbalka dadku ku danbeeyo qolo…