Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Waxaa nahay

Astaamaha Isbeddelka!

Astaamaha Isbeddelka!

Isbeddeldoon!! Isbeddeldoonka Soomaalida waa amuuro badanyahay, qaar baa u qaatay isbeddelka madaxda siyaasadda, kuwa ayaa u fahmay diinta oo laad lagu kiciyo oo gaalnimo ku dhawaaqay. Koox ayaa sheegatay Cilmaaniyad…

Isbeddelka Fahanka Diinta

Isbeddelka Fahanka Diinta

In lagu fakiro isbeddel waa dareen daacad ah oo sheegaya inaadan ku qanacsanayn xaaladda aad ku nooshahay ee lagu baday, si aad u tiraahdo sidaan kuma qanacsani oo waxaan doonayaa…

Waa iga Baraarujin(1)

Waa iga Baraarujin(1)

Aeef Qof waliba wuxuu nolosha ku leeyahay sad u gaar ah. Cimrigu waa midka ugu milgaha culus oo lagu dheefsado nolosha. Calafka cimriga, xumaantiisa iyo samaantiisa waxaa qofka la wadaaga…

Dowladaha Fashilmay: Soomaaliya iyo Liibiya (Tusaaleyn)!!!!

Dowladaha Fashilmay: Soomaaliya iyo Liibiya (Tusaaleyn)!!!!

Umadaha fashilmay waxay leeyahiin dhaqan u gooni ah, mana rumaysanaysid¬† in umadi heerkaa dugaagnimada iyo gunnimada ah ay u dhaadhacayso, illaa uu fashalku ku soo booqdo. Ciraaq oo ahayd dowlad…