Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Xog horle (Page 45)

Shareecada oo Sharciyad la’aan la isku Dilayo iyo Khudbadii Sh Xasan Daahir

Shareecada oo Sharciyad la’aan la isku Dilayo iyo Khudbadii Sh Xasan Daahir

Sheekh Xasan waxaa sidoo kale hadalkiisii ugu horreeyey meel fagaare ah uu ka jddeiyo ku sheegay inay tallaabo horey loo qaaday tahay shareecada lagu dhawaaqay balse ay meel kale la’dahay…

Shabaab oo U Digay Dawladda iyo Xisbul Islaam?!

Shabaab oo U Digay Dawladda iyo Xisbul Islaam?!

Madaxa ururka Alshabaab ayaa farriin uu dhawaan soo diray ugu baaqay in ciidamada dawladda isa soo dhiibaan. Axmed Godane oo la baxay abu zubayr inta badanna aan sawirkiisa ama muuqisa…

Falaqaynta Fikirka Shabaabka

Alshabaab waa urur Soomaaliya haatan ka hana qaaday, lana dhihi karo waa ururkii Islaamiga ahaa ee ugu danbeeyey  ee Soomaaliya  hana kaqaaday. Ururku ilaa hadda uma soo gudbin shacabka Soomaaliyeed…

Sh Xasan iyo Hadalhaynta Horn Afrik: Faaqidaad

Sh Xasan iyo Hadalhaynta Horn Afrik: Faaqidaad

Hordhac Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa barnaamijka hadalhaynta ee Horn Afrik  asbuucan  marti ku ahaa isagoo ka jawaabayey su?aalaha shacabka  iyo waxgaradku soo weydiinayeen. Sheekhu wuxuu ku ammaannaa, ka qaybgalayaasha…