Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Taariikhda (Page 2)

Cilmiga Beesha. Qeybtii 2aad

Cilmiga Beesha. Qeybtii 2aad

Soomaalida waa lays nacsiiyey; laysma barin. Halyeeyo ayey qolo kastaa leedahay oo dunida ku nooli, Soomaalina waa la mid ee halyeeygeena maxaa qiima tiray?. Halyeeyga Soomaaliga ahi wuxuu ka dhashay…

Cilmiga Beesha! Qeybtii-1aad

Cilmiga Beesha! Qeybtii-1aad

Uur-la-hadal baa dilaya qofkii in yar damiir ah leh oo Soomaali ah. Haddii aad sooyaalkeena dib u milicsato, oo joogtadeenna si miyirsan u dhugatid, waxaa kuu soo baxaysa in aqoon-la-dirir…

Qabweynidii Soomaalida, Bilawgii Qarnigii Hore

Qabweynidii Soomaalida, Bilawgii Qarnigii Hore

Halkaan waxaan ku soo gudbinayaa qabsin ka mid ah buugga Dhaqanka Soomaalida ee uu qoray Dr-Saadiq Enow: Jeneral Douglas Jordin oo ahaa ninkii jebiyay Daraawiishta, buugiisa The Mad Mullah of Somaliland…

60 Gu’ Kadib iyo Saadaashii Margaret

60 Gu’ Kadib iyo Saadaashii Margaret

60 sano kadib iyo Saadaashii Margaret Laurance iyo qaranimadeenii oo qabiil dartiis aan u hananweynay. Waa qabsin aan ka soo minguuriyey buugga “The prophets Camel Bell” oo ay qoraty Haweeney…

Magacii Naftayda Badbaadiyey

Magacii Naftayda Badbaadiyey

Waxan maalin dhoweyd magaalada ku arkay nin ay isugu kaaya dambeysay dhawr iyo labaatan sano iyo Soomaaliya, aqoon fiican ayaan isu lahayn annagoo tobaneeye sano meel ka wada shaqayn jirnay,…

CALAN BASAASEY

CALAN BASAASEY

Hordhac Bishu waa September sanakuna waa 2003, meeshuna waa Shalanbood oo ay u dhaxeeyo iyada iyo Marka Caddey Minan Aw Cusmaan ama Badweynta Hindiya Barsakh bacaad ah oo aysan bilicdiisa…

Muslimiinta iyo Halabuurka

Muslimiinta iyo Halabuurka

Islaamku waa diin dhamaystiran, waa hab-nololeed uu ugu tala-galay Eebbe aadamaha ku hogaaminaysaa hormar aduunyo iyo liiban aakhiro, waa manhaj loo diyaariyey aadamah si ay ugu noolaadaan, leh xeerar ku…

Xusuus iyo xusid halyeey: Injineer Elman Cali Axmed

Xusuus iyo xusid halyeey: Injineer Elman Cali Axmed

Bulsho waliba waxay leedahay dad halyeeyo ah, oo noolaa xilli sooyaalkeeda kamid ah, dadkaa oo nasiib darro ka horreeya bahda ay ku dhex noolyahiin, kuwaa oo dib laga garaabo wanaaggii,…

Maskaxdii Cammirnayd ee Maxamed Muxyadiin Cali

Maskaxdii Cammirnayd ee Maxamed Muxyadiin Cali

Alle ha u naxariistee, 5 sano ka hor ayuu ku geeriyooday qaraxii ugu horreeyay ee ka dhacay Muqdisho. Markii ugu horreysay ee uu qaraxba ka billaawday magalaada ayuu Maxamed sababsaday…

Xasuuqa dhacaya: shalay iyo maanta!

Xasuuqa dhacaya: shalay iyo maanta!

“Qatar ma ahan qaylada dheer ee xadgudbayaasha, balse, waa aamuska xun ee dadka wanaagsan!” Martin Luther King, Jr (January 15, 1929 – April 4, 1968). Ku meel gaarkii waa laga baxay!…

Page 2 of 3123