Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Taariikhda

Turkida iyo Carabta; shalay iyo maanta

Turkida iyo Carabta; shalay iyo maanta

Dagaalkii koowaad ee adduunka, qaar badan oo Carabta ka mid ah waxa ay ka hor yimaadeen Boqortooyadii Cusmaaniyiinta. Waxa ay ku dhawaaqeen kacaan ka dhan ahaa Cusmaaniyiinta, waxa ayna garab…

Ilbaxnimada iyo Legdenka Bariga dhexe

Ilbaxnimada iyo Legdenka Bariga dhexe

Waxa ilbaxnimada la yidhaahdo iyo korranaanta garaadka iyo wacyiga dadnimadu ka ma soo hadho. Bariga Dhexe afar isir baa ku legdamaya, sida ay u ka la ilbaxnimo korran yihiin bayna…

Loollanka Fikir ee Muslimiinta

Loollanka Fikir ee Muslimiinta

Labdii boqol-guuro ee u danbeeyey, muslimiintu waxay cagaha kula jireen raran fikir oo ka dhashay, waayaha xanuunka badan ee muslimiintu ku jireen sidii looga bixi lahaa iyo iska caabbinta afkaarta…

Waxyiga Waayaha(4): Muqdisho.

Waxyiga Waayaha(4): Muqdisho.

Maanta ayaa waxaan hormaray Dugsigii la dhihi jiray Sheekh Suufi, oo igu leh xasuus aanan hilmaamayn inta aan noolahay. Waxay ahayd Isniin, 31 Diseenbar 1990, oo aan subaxii u soo…

Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida! (Dhiraadhirin), Q3.

Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida! (Dhiraadhirin), Q3.

Dhalin yaro u badnaa ciidamada iyo qaybo kala duwan oo iskugu jiray shaqaalaha dawladda iyo arday ayaa ahaa kooxihii ugu horreeyay ee wadamada Galbeedka nolol ardaynimo iyo mid shaqo ka…

Ibnu-Batuuta iyo Geyiga Soomaaliya

Ibnu-Batuuta iyo Geyiga Soomaaliya

Ibnu Batuuta oo ahaa dhul-mareen Carbeed , oo noolaa intii u dhaxaysay “ 1304-1377” waxa uu leeyahay kitaab uu ku ururiyey xogtii socdaalladiisa oo la yidhaahdo ( Tuxfatu anudaar, fii…

Imaam Fakhr-Aldiin Al-raazi

Imaam Fakhr-Aldiin Al-raazi

Imaam Fakhr-Aldiin Al-raazi (544H-606H) Waa Maxamed Cumar Al-xuseyn, waxaa lagu naaneysaa erayo maamuus oo door ah, sida Fakhru-diin, Imaamka, kan ugu caansan e waa Al-raazi. Waxa uu ka dhashy qoys…

Wuu is Xureeyey!! (Sheeko Gaaban)

Wuu is Xureeyey!! (Sheeko Gaaban)

Daashoow, wuxuu ifka kusoo biiray iyada oo ay colaaddii jirto.  Aabihii Dooyoow wuxuu ahaa geesi, garyaqaan, gabyaa, aftahan, howlkar ah. Dooyoow wuxuu beesha u ahaa ninka ugu howl karsan oo…

Kabo-caseeye (1979) Abwaan Gaariye.

Kabo-caseeye (1979) Abwaan Gaariye.

KABO-CASEEYE(1979) Abwaan Gaariye. Maansadaan ayaa ka hadlaysa wiil kabo-caseeye ah,oo aan Ceel-gaabta Muqdisho galab kula kulmay.Isaga oo i shaxaadaya ayaa dabayl dhabatay oogadiisa maradii ka fayday.Waxaan halacsaday boogo wada caabuqay…

Cilmiga Beesha. Qeybtii 2aad

Cilmiga Beesha. Qeybtii 2aad

Soomaalida waa lays nacsiiyey; laysma barin. Halyeeyo ayey qolo kastaa leedahay oo dunida ku nooli, Soomaalina waa la mid ee halyeeygeena maxaa qiima tiray?. Halyeeyga Soomaaliga ahi wuxuu ka dhashay…

Page 1 of 3123