Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Dhaqanka (Page 3)

Caafimaadka Habraha!

Caafimaadka Habraha!

Shiikh Maxamed al-Gasaali (AUN) oo la yaabay duullaanka jinku ku hayo Muslimiinta ayaa waxaa laga hayaa in uu yiri: “Cafaariiddu (=jinku) ma waxay ku takhasuseen gelidda muslimiinta oo keliya? Maxaa…

Eegmo Ibliis!

Eegmo Ibliis!

Waxa la ina baraa in eegmada kowaad ee qof kaa jinsi duwan kaaga dhacdaa tahay xisaab-la’aan, balse wixii kale la isaga imanayo. Eegmada kowaad in ‘shaydaan’ wato ayaa lagu doodaa…

Soomaaliyaynta Aqoonta

Soomaaliyaynta Aqoonta

Afku waa furaha irridaha aqoonta ama hadaynu si kale u dhigno: waa Gaawaha aynu ku maalno aqoonta kuna dhanno kasmadii inooga dhurowday iyo Haan gumuca u wayn oo aynu ku…

Dagaalkii Fuudkii la Jeclaaday.

Dagaalkii Fuudkii la Jeclaaday.

Beribaa nin cunto-kariye(chef) ahi waxa uu naqshad ahaan u diyaariyey sida la isugu daro khudaar iyo geedaha uduga(spices) iyo waqtiga ay karayaan. Waxa uu u dhiibay gacanyarayaashiisii, khudaartii iyo geedihii…

Soomaalidii hore iyo La fangalka Diinta

Soomaalidii hore iyo La fangalka Diinta

Waxaan halkan idiin kugu soo gudbinayaa/ idiinla wadaagayaa, Sheekoyin/Axadiith si dhab ah u dhacay, laga kala wariyay rag soomali ah. Duruqda sheekatan anaa jamciyay, sanadka iyo matnigana isku daba riday, kuna…

Nabaddoon Mise Nabaddiid..?

Nabaddoon Mise Nabaddiid..?

  Maalin hoggaamiyayaal Siyaasadeed ayaa kulmaya. Maalin waa kuwa dhaqanka, maalinba cid ayaa fadhida oo aayaha bulshadeenna ka tashanaysa. Wax la taaban karo oo kasoo baxa fadhiyadaas ma jirto. Intaan…

Marka hore hooyaday indhaha ka rida!

Marka hore hooyaday indhaha ka rida!

Waxaa la yiri xilli ka mid ah waayihii dhexe ee aynu soo gudubnay ayaa magaalo ka mid ah dhulalka muslimiinta waxaa ka soo ifbaxday burcad dadkii deegaanka iyo magaalooyinkii u…

Dermoweyn ma loo darsaday!

Dermoweyn ma loo darsaday!

Dermoweyn ma loo darsaday! (Sheeko gaaban). Dermoweyn makhaayad cunto iyo cabbitaan keliya loo doonto ma ahane, waa rug ay ku kulmaan socotada degmada ku cusub, ganacsatada, dullaaliinta, dhallinyarada ka nasanaya hawl-maalmeedka iyo odayaasha…

Qorsha-xuma Aadane mise Qaddar Alle..!?

Qorsha-xuma Aadane mise Qaddar Alle..!?

Marka ay dhib aad u wayni dhacdo, sida, dabaylo, duufaanno roobab iyo dhul-gariir sababa burbur dhaqaale iyo dhimasho nafeedba, bulshooyinku way ku kala aragti duwanaadaan, midba qaab ayuu u falanqeeyaa,…

Dawladnimo Dhaqan Bey Ka Fuftaa

Dawladnimo Dhaqan Bey Ka Fuftaa

Waxaan ka war helay arrinta naxdinta leh ee gabadha yar uu Burco miyigeeda meel ah ku qashay nin lagu sheegay in uu Itoobbiyaan(Oromo) yahay. Waa arrin runtii argaggax iyo welwel…