Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Dhaqanka (Page 2)

Deegaankii Ismadhaxasho

Deegaankii Ismadhaxasho

Beelweynti loo yaqiinay ama Soomaalida u bixisay (Ismadhaxasho). Ismadhaxasho waxay ahaayeen beel aad u ballaaran dhul iyo xoolo u gooniya lahaa. Waxay iska difaaci jireen dhamaan beelaha Soomaalida ciddii soo…

Sindareella iyo Soomaalida

Sindareella iyo Soomaalida

Qaabka ay bulsho u nooshahay waxa uu isla beddelaa waayaha ay bulshadaasi waajahdo. Sida oo kale, aayaha ay filayso ayaa wax ku darsada qaabka bulsho u noolaanayso. Lagama tegi karo…

Abaarta Umadnimo!!

Abaarta Umadnimo!!

Abaarta waa astaanta dhabta ah ee raasimaal xumada umadda Soomaaliyeed haysta maanta. Markii aan leeyahay raasimaal. Dad badan ayaa laga yaabaa inay u qaataan inaan ka hadlayo hanti iyo xoolo-oo…

Akhlaaqda Halkee Asal u Ah?

Akhlaaqda Halkee Asal u Ah?

Akhlaaq, anshax ama damiir (=morals) waxaa si fudud loogu qeexaa in ay tahay kala garashada saxa iyo khaladka, samaha iyo xumaha, in la kala sooco waxa ay tahay in la…

Qalcadaha Aqoonta

Qalcadaha Aqoonta

Waxaan ka mid ahay ubadka waalidkood ay dhaxal uga tagayaan qasri kan ugu qaalisan, dadaalka ay igu geeyeen iskuulada si ay u maal galiyaan naftayda, si berri aan u anfaco…

Dhiraandhirin: Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida! (Q2).

Dhiraandhirin: Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida! (Q2).

Faa’idooyinka laga dhaxley geedigii joogtada ahaa ee reer guuraaga Soomaaliyeed, waxaa ka mid ah: Soomaalida oo tiro ahaan ah dad yar in ay ku baahaan dhul ballaaran oo ka mid…

Faylasuufkii Sawiray Fekerka Somaalida!!

Faylasuufkii Sawiray Fekerka Somaalida!!

Haddii aad ka mid tahay dadka jecel in qaab falsadafaysan nolosha u fahmaan waxaa hubanti ah in aad ku caajisi doontid gabayada ciidaa ka badan ee Soomaalida tiriyaan. Inta badan…

Dhiraandhirin: Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida!

Dhiraandhirin: Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida!

Geediga iyo socodka aan joogsiga lahayn wuxuu qayb weyn ka ahaa nolosha Soomaalidii hore. Wuxuu ahaa geeddi socod looga fursan waayay noloshii qallafsanayd ee xoola dhaqatanimada. In la guur guuro…

Qalalaasaha Qarsoon ee Qarnigan!!

Qalalaasaha Qarsoon ee Qarnigan!!

Bishii hore waxaa gacantayda soo galay buug ay xiiseeyaan dadka daawada muuqaalada qarsoon ee shaqsiyada qofka. Buuggan wuxuu si cilmiysan u qaadaa dhigayaa qalalaasha qarsoon iyo burburka shaqasiyadeed ee sida…

Suufinimo: Sooyaal iyo Saamayn

Suufinimo: Sooyaal iyo Saamayn

Hordhac Dugsiyada fikir ee sameysmay boqolguuradii labaad ee tirsiga Hijrada waxa ka mid ah, fikirka Suufiga ah, oo aad u faafay saamayn badanna ku yeeshay dadka muslin ka ah dhexdooda,…