Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Dhaqanka

Qaamuuska Soomaaliga: Beddelid ama Biirin.

Qaamuuska Soomaaliga: Beddelid ama Biirin.

Waxaanu wada ognahay in Afka Soomaaliga qoran yahay muddo ka yar nus qarni, sidaa oo oy tahay, haddana afkeennu waxaan ku qabnaa kalsooni in uu yahay mid leh mug iyo…

Tusbax: Muuqaal Nabdoon

Tusbax: Muuqaal Nabdoon

Kama hadlayo in tusbaxa bannaanyahay ama yahay sunno iyo bidco midna ee waxaan isku dayayaa qoraalkaygan gaaban inaan ifiyo muuqaalka cusub ee tusbaxa ee caasimadda Muqdisho, siyaabaha loo qaaday iyo…

Dhaqanka “Maxaa iga galay”

Dhaqanka “Maxaa iga galay”

Haddaan u fiirsaday meesha aan ka liidanno, waxaa ii soo baxday inay tahay dareenka mas’uuliyadda. Erayga ‘Xildhibaan’ oo waayahaan aad loo isticmaalo, wuxuu salka ku hayaa macno wayn, oo tusinaya…

Waan Nahay Isku Hal Naf

Waan Nahay Isku Hal Naf

Waxaa jirta Ruux wadareed si wada jir ah loo wadaago, oo dhammaan bulshada ka dhaxaysa. Ruuxda (Nafsadda) qofka ku jirta ee sida gaarka ah uu u leeyahay, waxay u baahantahay…

Caqli Dhalmo Daayay

Caqli Dhalmo Daayay

Awoodda aadanaha hagta waa caqligiisa. Si baahidiisa u daboolo, waxaa jirtay mar uu ku noolaa ugaarsi. Haddana caqligiisu wuxuu gaaray inuu xoolo dhaqdo. Hadana wuxuu gaaray inuu dhulka beerto. Haddana…

Firqada Wahaabiyada iyo Boqortooyada Sucuudiga

Firqada Wahaabiyada iyo Boqortooyada Sucuudiga

Maqaalkaan kii ka horeeyay waxaan ku qaadaa-dhigay sida uu fikir-diimeedka wahaabigu uu u yahay qorsho lagu fuliyo danaha Boqortooyada Sucuudiga iyo kuwa xulufada la ah. Si aad u fahamto maqaalkaan,…

Daltabyo!!

Daltabyo!!

Daltabyo…Xagee baa loo qaadaa daltabyo? Qof walbo meesha uu ku koray oo uu waliba la qabsaday ayuu dhihi karaa wwadan (HOME)! Dal tabyo xoog leeh ayaa i heysa. ‘After all,…

Soomaalida: Siyaasadda iyo Diinta

Soomaalida: Siyaasadda iyo Diinta

Cilmibaaris cidna ay ii dirsanin oo aan ka sameeyey sida Soomaalidu u xiiseyso ka hadalka arrimaha siyaasadda iyo diinta ayan ku ogaaday; boqolkii qof oo Soomaali ah 95 kamid inay…

Deegaankii Ismadhaxasho

Deegaankii Ismadhaxasho

Beelweynti loo yaqiinay ama Soomaalida u bixisay (Ismadhaxasho). Ismadhaxasho waxay ahaayeen beel aad u ballaaran dhul iyo xoolo u gooniya lahaa. Waxay iska difaaci jireen dhamaan beelaha Soomaalida ciddii soo…

Sindareella iyo Soomaalida

Sindareella iyo Soomaalida

Qaabka ay bulsho u nooshahay waxa uu isla beddelaa waayaha ay bulshadaasi waajahdo. Sida oo kale, aayaha ay filayso ayaa wax ku darsada qaabka bulsho u noolaanayso. Lagama tegi karo…

Page 1 of 11123Next ›Last »