Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Siyaasadda (Page 3)

Yaa Dhalay.. Muxuu ku Dhintay?

Yaa Dhalay.. Muxuu ku Dhintay?

“Waa liiskii dhallinyaradii ku shahiidday dagaalkii dorraad” ayuu yiri wiilkii warqadda u keenay Madaxweyne Halgaad. Halgaad warqaddii ayuu hoos u eegay, magacyadu waa ilaa dhawr iyo labaatan. Wiilasha ma garan…

Maxaan u burburnay

Maxaan u burburnay

Noolayaasha aduunka ku sugan waxaa ugu qiimo badan aadanaha, wuxuu mudan yahay xormad gaar ah iyo xuquuqo aasaasi ah oo ay mudan tahay in si gaar ah loo dhowro, sida…

Dibu heshiisiin aan la dhamayn

Dibu heshiisiin aan la dhamayn

Ibnu-aadanka waxa uu aadane ku yahay ugana duwan yahay noolaha intiisa kale waa magacyada dhamaantood oo xag alle laga baray iyo siinta hibada caqliga oo gunudda magacyadaas una bedesha luqad…

Syria’s Crises.

Syria’s Crises.

Syria crises is complex and very complicated. There are many players those involve in the Syrian crises, proxy wars of many states and none state actors with overlapping and opposing…

Sheekada Calanka

Sheekada Calanka

Waxaan ku jirnay bishii calanka. Halkii aan is waydaarsan laheyn qisadii calanka, waayahii la sameeyay, baahidii keentay, aana is xasuusin laheyn maansadii Timacadde iyo dareenkii Soomaalinnimo ee xilligaa, si aan…

Aqoonsi: Kaalinta Dumarka

Aqoonsi: Kaalinta Dumarka

Agabka loo/laga adeegsado aqal-soomaaliga miyiga 90% waxaa farsameeya dumarka. Ha ahaato samaynta dhigaha, rarada, xargaha, haamaha.., iwm. Sidoo kale agaasinka iyo maaraynta reerka hawshaas waxaa badideed qabta dumarka ha ahaato…

Muqdisho: Madashii Musuqmaasuqa

Muqdisho: Madashii Musuqmaasuqa

Muqdisho waa magaalo iyo hooy ey wada fiirsanayaan dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed. Waa wax laga yaqyaqsado, waji gabaxna ku ah maamulka Gobalka Banaadir, Dawladda iyo Xukuumaddaba in xilligaan wiilal hubeysan oo…

Eray-bixin

Eray-bixin

Soomaaliya waxa ka dhacayo looma helo badanaa eray bixin dhab ah, sababta ay ahaataba. Ma dadka ayuu garaadkooda hooseeyaa? Ma af kii baa na ciilay, oo Soomaaliga ayaa juuqda gabay?.…

Soomaaliya vs. Kenya

Soomaaliya vs. Kenya

Maanta waxaan fursad u helay in aan la fariisto khubrada farsamo iyo qaanuun ee Soomaaliya ku matalaya dacwadda ka dhanka ah Kenya ee ku saabsan soohdinta badda ee labada dal. Aad…

Falanqeyn: Baahida Xiriir Caalami ah

Falanqeyn: Baahida Xiriir Caalami ah

Falanqeyn: Baahida Xiriir Caalami ah. “Ergo wixii la farana waa geeysaa, wixii la siiyana waa cuntaa” Maahmaah Soomaaliyeed. “More than ever, foreign policy is economic policy. The World is competing for resources…