Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Siyaasadda (Page 2)

Sababahii Dhicisiyay Afganbigii Turkiya.

Sababahii Dhicisiyay Afganbigii Turkiya.

Dad badan oo ka faallooda siyaasada caalamka guud ahaan iyo tan bariga dhexe gaar ahaan ayaa la dhacsanaa siduu madax weyne Recep Tayyip Erdoğan, 13 kii sano ee ugu dambeeyey…

Waxaa maalmahan dad badan oo baraha social media wax ku qora ay eed iyo dhaleecaynba huwinayeen Soomaalidii u muujisay taageerada guushii ay shacabka Turkiga ka gaareen dhicisinta inqilaabkii la doonayay…

Qof waliba si ugu hiilli Turkiga

Qof waliba si ugu hiilli Turkiga

Af-gambigi dhicisoobay ee ka dhacay dalka turkiga maalmihi lasoo dhaafay waxuu saameyn badan ku yeeshay dunida oo dhami gaara, ahaan hadii aa nahay shacabka soomaaliyeed waxaa laga dareemay baraha bulshada…

Hogaamiye Aragti Dheer

Hogaamiye Aragti Dheer

Maanta aduunka dhibatada ugu wayn ee haysata waxa ay yirahdan culumada baartay una kuur gashay in uu yahay hogaan la.aanta waxa ay tilmaameen in adunku uu ku jiro wakhtigii labaari…

Dhammi iyo Dhinnaan

Dhammi iyo Dhinnaan

Ina Xagaa Dheere nin la oran jirey ayaa la sheegay in Ingiriisku raadinayeen oo markaa sawir gacmeed isaga u eg la sameeyey laguna dhejiyey gidaarada Hargeysa. Muddo ka dib ayuu…

Hungowga Islaamiyiinta Soomaliya.

Hungowga Islaamiyiinta Soomaliya.

Jawaabta iyo qancinta ah in Islaamiyiinta Soomaaliya, ay ku hungoobeen Islaamka Siyaasi , waa mid aan u baahneyn dhigaal baalal badan lagu qoro, Dagaallada magaca diin wata ee dalka ku…

Yaan Ku Jiifnaa!!!?

Yaan Ku Jiifnaa!!!?

Yaan Ku Jiifnaa: Hadii Madaxdii Dalka wada dhoofeen yaan ku jiifnaa? Hees Soomaali ayaa miraheedu ahaa “Nin lagu seexdow ha seexan”. Heestu waxay tilmaamaysaa masuuliyad iyo xilkasnimo looga baahanyahay dadka…

Hogaamin: Marka aynu fahanka khaladnay (Q1)

Hogaamin: Marka aynu fahanka khaladnay (Q1)

“HOGGAMINTU WAA WAX AY ADEGTAHAY IN LA MACNEEYO” Join Adoir Sooyaalka hoggaaminta waxaa laga soo bilaabaa tan iyo maalintii Malaa’igtu la doodeen Eebbe, sidda uu qur’aanka ku xusan, waxaa jirtey…

Dagaalka Sacuudiga iyo Iiraan

Dagaalka Sacuudiga iyo Iiraan

Sacuudi vs. Iiraan Markii laga yimaado naceybka siyaasadeysan een loo meel dayin ee la kala dhax dhigay Sunnada iyo Shiicada, oo lagu hilmaamay dagaalkii Muslimiinta iyo Caalamka kale. Waxaanan laga…

Gabay: Dhaliil

Gabay: Dhaliil

Gabaygaan waa gocasho ay abwaanadda ku ifineysa niyad jabka ay ka dhaxashay siyaasadda iyo siyaasiyiinta beelaha Soomaalida. Abwaanadda ayaa himilo weyn ku xiraysay in isbeddel loo aayo ka hirgali karo…