Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Siyaasadda

Shareecadu ma khilaafsan tahay dastuurka?

Shareecadu ma khilaafsan tahay dastuurka?

Ugu yaraan wax ku dhow 10-dal muslin ah waxaa waqtigan ka socda dagaallo ama qaraxyo ay wadaan dhalin yaro wadaado ah oo hadafkoodu yahay inay caddaaladda islaamka dadka ku xukumaan,…

Baadi-goobka Sirta Nolosha

Baadi-goobka Sirta Nolosha

Horaa loo yiri lama waraysto mar dhoof iyo mar duulba e balse aan idinla wadaago safar dalxiis oo aan aniga iyo qoyskayga iyo Abdikarim Hassan iyo qoyskiisa ku tagnay magaalada…

Turkida iyo Carabta; shalay iyo maanta

Turkida iyo Carabta; shalay iyo maanta

Dagaalkii koowaad ee adduunka, qaar badan oo Carabta ka mid ah waxa ay ka hor yimaadeen Boqortooyadii Cusmaaniyiinta. Waxa ay ku dhawaaqeen kacaan ka dhan ahaa Cusmaaniyiinta, waxa ayna garab…

Isbeddelka Sacuudiga-Faallo

Isbeddelka Sacuudiga-Faallo

Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdulcasiis, waa nin da’a ah, waxaana la sheegayaa in uu hayo xanuunka “dementia” oo xusuusta ka saameeyay. Laba sano ka hor, wiilkiisa Maxammed Bin Salman oo…

Ilbaxnimada iyo Legdenka Bariga dhexe

Ilbaxnimada iyo Legdenka Bariga dhexe

Waxa ilbaxnimada la yidhaahdo iyo korranaanta garaadka iyo wacyiga dadnimadu ka ma soo hadho. Bariga Dhexe afar isir baa ku legdamaya, sida ay u ka la ilbaxnimo korran yihiin bayna…

Deegaankii Ismadhaxasho

Deegaankii Ismadhaxasho

Beelweynti loo yaqiinay ama Soomaalida u bixisay (Ismadhaxasho). Ismadhaxasho waxay ahaayeen beel aad u ballaaran dhul iyo xoolo u gooniya lahaa. Waxay iska difaaci jireen dhamaan beelaha Soomaalida ciddii soo…

Gaariga Bulsho

Gaariga Bulsho

Gaariga bulsho waa gaari qaad weyn darawalkiisa dhabta ah lama yaqaanno. Gaarigan si sahlan kuma dhaqaaqo, marka uu dhaqaaqane ma istaago, xitaa qofka furaha ku rogo ee isteerinka hayo ma…

Markaan Madaxwaynaha Ahaa!

Markaan Madaxwaynaha Ahaa!

Saxansaxada socdaalkiisu marka u horraysa dugsiga ayay nagu soo gaadhaa. Annaga oo hoos iskula faqayna “tolow berri dugsigu ma jiraa?” ayaa barayaashayadu hal mar ku dhwaaqaan “Berri Dugsigu waa fasax”.…

Xeerarka Isbeddelka

Xeerarka Isbeddelka

Isbeddeldoon, waa eray aad ugu faafay hadallada bulshada Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan, in kasta oo uu magacaan yahay mid aanu ku shaqaynaynay muddo 8 sano laga joogo, oo uu u…

Saxardiid: Ololahiisii Xildhibaannimo

Saxardiid: Ololahiisii Xildhibaannimo

Saxardiid, waxa uu joogaa Muqdisho, hammigiisa waxa uu ahaa in uu noqdo Xildhibaan. Waxa uu haaystaa dhalashada mid ka mid ah waddamada Galbeedka, isaga oo ka baxay jaamacad qaayo ka…

Page 1 of 9123Next ›Last »