Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Maktabad (Page 3)

Waa maxay Kufriga iyo Shirkigu?

Waa maxay Kufriga iyo Shirkigu?

Quraanku habab badan buu isu fasiraa sida in aayad lagu fasiro aayad kale ama in la isku fasiro laba kelimo, waana sababta keenta in aayaduhu soo noqnoqdaan, maxaa yeelay hadalku…

Ibnu-Rushdi

Ibnu-Rushdi

Magaalada Qurduba ee carriga Andalus (Spain-ta maanta) ayaa nasiib u heshay in uu ku dhasho mid kamid ah caqliyadii ugu sareeyay ee caalamka soo mara; halyeey kasta iyo wakhtigiis, dabshidkii…

Shareecadu ma khilaafsan tahay dastuurka?

Shareecadu ma khilaafsan tahay dastuurka?

Ugu yaraan wax ku dhow 10-dal muslin ah waxaa waqtigan ka socda dagaallo ama qaraxyo ay wadaan dhalin yaro wadaado ah oo hadafkoodu yahay inay caddaaladda islaamka dadka ku xukumaan,…

Madfacii I Sigay

Madfacii I Sigay

Waxaa dalka ku hooreeysa daruurtii colaadda. Qasaaraha ay geysanayso meel walba ayaad kula kulmaysaa. Waa kow iyo sagaashankii. Maalmo ka hor markii aan dunida ku soo biiray. Waa muqdisho rimman, inteeda…

Waa Maxay Shareeco?

Waa Maxay Shareeco?

Waan hubaa in dad badanu ay ereygaasu maqlaan dhowrkii maalmoodba maalin hadaysan maalin kastaba maqlin,laakiin sidaan isleeyahay waxaa yar inta dhuuxda ee dhab u baarta waxa uu ereygaasu ka dhigan…

Garashada iyo Go’aanka!

Garashada iyo Go’aanka!

Marka la qiimaynayo caqliga qofka waxaa la eegaa qoto dheerida garashada shaqsiga ” IQ” ayada oo la adeegsanayo su’aalo ku saabsan xusuusta “memory”, dhiraandhirinta ” analysis”, xallinta iyo furdaaminta mushkiladaha…

Muhiimadda Wada-shaqaynta

Muhiimadda Wada-shaqaynta

Marka meel gudcur ah Laambad qura ka shidan tahay lamid ma ahan iftiinkii ay bixin lahaayeen, marka la isugeeyo laambado. Taasina waa lamid howl qofi u holladay qabashadeed iyo marka…

Dawarsiga: Dhaqan ama Dhib soo kordhay!

Dawarsiga: Dhaqan ama Dhib soo kordhay!

Waxaan ku billaabayaa maahmaah sanaddadan ba iga dhax guuxaysay, waa: “Tuugsadow maxaad u talin!”. Waxaan arkyay dad ka qaylinaya magaca Soomaaliyaynta oo loo adeegsado meel kasta oo ay dunidu fowdo ka…

Muhimadda waa Fahanka

Muhimadda waa Fahanka

Waxaa badan inaan aragno ama maqalno doodo diimeed oo inta badan u dhaxeeya dadka aqoonta u leh diint islaamka,doodahaas oo noqon kara kuwa caam ah ama kuwo khaas ah,oo uu…

Horta Xukun Alle, Waa Maxay?!

Horta Xukun Alle, Waa Maxay?!

Waxaa aad u badan inaan maqalno dad badan oo waqti kasta ku baaqaya in dalka lagu xukumo diinta islaamka,waxaa kale oo iyana badan qof kastana mar ama ka badan dhagahiisa…