Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Qormooyin Cusub (Page 43)

Maalmuhu Isu ekaa(1)!!!!!!

Maalmuhu Isu ekaa(1)!!!!!!

Garaadka, soo gocashada wixii dhaafey iyo goobeynta dhacdooyinka ayaa ah waxa looga sooco shan faroodlaha noolayaasha kale ee alle abuurey. Hadii dadka uu adeegsan waayo, hibadaa u gaarka ah, waxaa…

Ahlu sanni waljamci

Ahlu sanni waljamci

Xorriyadu waa asaaska cilmiga iyo akhlaaqda, cilmigana waxaa asaas u ah, kala duwanaanshaha aragtida ruuxu uu ka qabo muuqaalada nolosha iyo sida uu ku fasirayo. Taasi micneheedu waa, in dadku…

Is barbar dhiga Yusuf ee xabsiga iyo baadiyaha!

Is barbar dhiga Yusuf ee xabsiga iyo baadiyaha!

وَقَدۡ أَحۡسَنَ بِىٓ إِذۡ أَخۡرَجَنِى مِنَ ٱلسِّجۡنِ وَجَآءَ بِكُم مِّنَ ٱلۡبَدۡوِ “Sida dhabta ah Alle wuu iwanaajiyay markii uu iga soosaaray xabsiga adinkana baadiyaha idinka keenay” (Suuradda Yusuf aayada 100)…

Bulshada casriga iyo ku dhaqanka shareecada!

Bulshada casriga iyo ku dhaqanka shareecada!

Soo ifbixitaanka xagjirnimada diinta iyo muuqaalada naxdinta leh ee lagu tiriyo in ay qeyb ka tahay dabaqaadda shareecadu waxay calaamado u yihiin xanuun korka ka muuqda oo salka ku haya…

Shuruudaha lagaga bixi karo khasaaraha.

Shuruudaha lagaga bixi karo khasaaraha.

Xaaladda muslimiintu ay maanta ku sugan yihiin, waxay markhaati madoonto u tahay, in wax weyni ka khaldan yihiin dhankasta oo noloshooda laga eego. Umaduhu marka ay dhibaatooyinkan oo kale nolosha…

Ka Digis Dagaal Sokeeye oo Magac Diineed Wata

Ka Digis Dagaal Sokeeye oo Magac Diineed Wata

Waxgarad badan baa aaminsan in khilaafka haatan ka taagan koonfurta Soomaaliya ee u dhexeeya Dawladda Midnimada Qaran iyo kooxaha Xisbul Islaam iyo Shabaab uusan ahayn mid ku salaysan oo qura…

Miskoolka Mucaaradka iyo Maqaarsiibka AMISOM

Miskoolka Mucaaradka iyo Maqaarsiibka AMISOM

Magaalada Muqdisho ayaa waayahan danbe waxaa dhaqan dagaaleed ka noqday arrin aad u foolxun oo muujinaysa in kooxaha isku haya caasimadda aysan wax arxan ah u hayn shacabka magaalada Muqdisho…

Alshabaab Maxay Rabaan Maxaase laga Filan Karaa?

Alshabaab Maxay Rabaan Maxaase laga Filan Karaa?

Billowgii Ururka: Ururuka Al shabaab ayeysan jirin daraasad qoran ama oo caddaynaysa goorta ururku billawday, ujeedooyinkiisa, iyo qaabdhismeedkiisa . Waxa ugu dhaw ee loo tixraaci karo waa cajaladaha, bayaannada  iyo…

Qaranimada Soomaaliya oo Qarka u Saaran Qatarta Alshabaab

Qaranimada Soomaaliya oo Qarka u Saaran Qatarta Alshabaab

Waxaa madaxda alshabaab qayb ka mid ah kasoo dagaal galeen Afganistaan iyagoo ururkii alqaacidana ay halkasi xiriir billow ah kusoo dhex maray. In kastoo aan la xaqiijin karin in xiriir…

Mushkiladaha Qaranimadeena Hortaagan

Dhibaatada Jamhuuriyadda Soomaaliya ka taagan oo Qaranimadu ka saldhigan la’ dahay waa badan yihiin, qaabab  badan oo qaarkood loola tacaalayna xal laguma gaarin weli. Waxgaradka Soomaaliyeed waxyaalo kala duwan ayay…