Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Faallada (Page 4)

Qirashadu waa tubta hagaagga iyo dib u soo laabashada qarannimo!!!!!.

Qirashadu waa tubta hagaagga iyo dib u soo laabashada qarannimo!!!!!.

Waxaan u baahan nahay inaan qiranno in wax weyn inaga khaldanyihiin. Waxaan filayaa Soomaali oo dhan saqiir iyo kabiir, rag iyo dumar, kuwa baadiyaha ku nool iyo baladka ku noolba…

Rajada shirka London!!!

Rajada shirka London!!!

 Soomaalida waxa ay soo martey xaalado adag oo mararka qaar hadii lagu dhereriyo dhacdooyinka la midka ah ee dunidda kale u muuqanyey dabar go’ ummadeed. Waxa la arkayey iyada oo…

Ismaandhaafka Soomaaliya: Xaguu u Dhaqaaqi Doonaa?

Ismaandhaafka Soomaaliya: Xaguu u Dhaqaaqi Doonaa?

Ismaandhaafka siyaasadeed ee maanta ka taagan Soomaaliya waa arrin mudan in la dul istaago, waydiimo door ahna la iska waydiiyo. Muuqaalka xaaladda dalku marayo ee muujinaya muuqaalo isku qasan, mid…

Warqad furan oo ku socota madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Warqad furan oo ku socota madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Warqad furan oo ku socota madaxweyne mudane madaxweyne iga gudoon salaam, igana aqbal in aan hawada kuu soo mariyo farriintan fikirad gudbinta ah. Marka uu dhakhtarku ku guuleysto ogaanshaha nooca…

Golaha wasiirrada cusub

Golaha wasiirrada cusub

Fool dheer kadib, waxuu Raysul wasaaraha soo dhisay  golahiisii wasiirada. Dhawr arrinba, waxay dhaliyeen doodo, waxayna ahaayeen kuwo aan la filayn; tirade wasiirada oo la yareeyay, tirade lag-qaybsiga oo si…

Mushkiladdu waa caqliyadeenna!!!!!

Mushkiladdu waa caqliyadeenna!!!!!

Soomaaliya waa wadan fashilmay, waxaad maqlaysaa magaceeda markii fashil iyo shiddo dunida ka aloosan laga hadlayo, magaca “soomaaliya” waxuu u socdaa inuu galo qaamuuska dunida, oo maxuu ku galayaa? In…

Dhaqanka Soomaalida, intaan la xarrimin.

Dhaqanka Soomaalida, intaan la xarrimin.

Waxaa ina soo maray, wakhti aan u malaynaynay, in dhaqankeenu xun yahay, oo uu san Diinta Islaamka waa faqsanayn. Haddii uu dhaqanku noqday, wax Diinta Alle ka soo horjeeda waa…

Page 4 of 41234