Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Faallada (Page 3)

26 Juun: Maalintii Gobannimada

26 Juun: Maalintii Gobannimada

Soomaalida waxay soo martay taariikh gumaysi sida waddamada kale ee Afrika iyo Aasiya ku dhaqan badankoodba u soo dhadhamiyeen. Maanta oo ay taariikhdu tahay 26 Juun, waxay ku beegantahay 26…

Markaynu Diinta Siyaasadaynay!

Markaynu Diinta Siyaasadaynay!

Maanta waxa ka dhacaya dunida muslimka waa wax dhakafaar ku ridaya inta miyirka qabta, waaba hadday jiraane. Waxa ka socda gees illaa ka gees waxa lagu tilmaami karaa uun ‘cadaabtii…

Fatwo iyo Fadhigii Akhyaarta

Fatwo iyo Fadhigii Akhyaarta

Maalin dhawayd ayaa waxuu fadhi ina kulmiyay aniga, Yuusuf Sheikh iyo Ilyaas Axmed. Waxay sheekadii nala gashay isbaddalka lixaadka leh ee ay dunida guud ahaanba k tallabsatay gaara ahaan teknoolajiyada…

Waddani

Waddani

Muwaadinka hagaagsan waa tubta loo maro waxwalba oo hagaagsan, waana kan sameeyay mucjisooyinka. Fashalka umadeed waxuu ka bilaawdaa kuna dhamaadaa muwaadin gabay hawshiisa ama loo diiday waajibkiisa inuu guto..  Muwaadinka…

Soomaaliya ama Soomaaliweyn: Sixid Eray-bixin!!!.

Soomaaliya ama Soomaaliweyn: Sixid Eray-bixin!!!.

Waxaa maalmahaan danbe aad ugu batay afka umadda Soomaaliyeed, oo noqotay wada-siyaasiyiin – sababtay ku imaanba haku timaadee – erayo siyaasadeed oo taabanayo aayaha umadda iyo jiritaankeeda. Waxaadna arkaysaa in…

Faallo: Caleemo Saarkii Cabdiweli Gaas.

Faallo: Caleemo Saarkii Cabdiweli Gaas.

Xafladii Caleemo saarka ee shalay lagu qabtay magaalada Garawe, waxay ahayd mid si wayn looga soo qaybgalay. Siyaasiyiin Soomaaliyeed, Madaxda maamulada, xubno Dawlada Federaalka ka socda, iyo Beesha Caalamka. Su’aashu…

Xog sugan, Faallo mise Aragti Shaqsi?

Xog sugan, Faallo mise Aragti Shaqsi?

Maalin dhaweyd ayaa laba weriye oo u dhashay waddanka UK kana faalloonaya ciyaar kubbadda cagta ah oo socotay ayaa isku qabtay Rigore(Penalty) qaabka uu u dhacay.  In Rigoore ay tahay…

Muxuu Nabigu (SCW) Usaama Ugu Beri Noqday

Muxuu Nabigu (SCW) Usaama Ugu Beri Noqday

Waxaa Jira  Xadiis inta badan dadku ay maqleen. Xadiisku wuxuu ahaa iyadoo Nabiga (SCW) uu dagaal fool ka fool uu cadawgiisa kula jiro ayaa Usaama Ibnu Zayd oo dadka Nabigu…

Muqdisho: Muuqaallo Nololeed!!!.

Muqdisho: Muuqaallo Nololeed!!!.

Muqdisho oo muddo dheer fawdo ahayd ayaa maanta u sii siqaysa dhanka nabadda. Markii laga soo tago xaaladaha shirqoolka, is-qarxinta iyo guryaha burbursan, waxaad dareemaysaa in magaalada ay si tartiib…

Dowladdu maka faa’idaysan doontaa qorshaha “New Deal”.

Dowladdu maka faa’idaysan doontaa qorshaha “New Deal”.

Waxuu ahaa shir muddo afka lagu wada hayay, xusulduubna loogu wada jiray, haddii ay noqon lahayd xaga Midawga Yurub (MY) iyo dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxaa jiray intaas oo…

Page 3 of 41234