Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Faallada (Page 2)

Dagaalka Sacuudiga iyo Iiraan

Dagaalka Sacuudiga iyo Iiraan

Sacuudi vs. Iiraan Markii laga yimaado naceybka siyaasadeysan een loo meel dayin ee la kala dhax dhigay Sunnada iyo Shiicada, oo lagu hilmaamay dagaalkii Muslimiinta iyo Caalamka kale. Waxaanan laga…

Faallo: Taariikhda Calankeenna

Faallo: Taariikhda Calankeenna

Dhamaadkii luulyo 1954tii ayaa Danjire Maxamad Kamaaludiin Saalax oo ka mid ahaa saddex danjire (Masar, Koolombiya, Felebbiin) oo UN ku u soo dirtay Soomaliya 1949 si ay Talyaniga ula ogaadaan…

Xasuus: Qaxootiga Suuriya & Soomaaliya

Xasuus: Qaxootiga Suuriya & Soomaaliya

Waxaa qalbigeyga aad u dhaawacay muuqaalladii qaxootiga Suuriyaanka ee maalmahaan ba warbaahinta ay soo lalineysay, gaar ahaan wiilkii madaxa naga qarsaday oo ciidda ku duugtay. Waxaad mooddaa, inuu leeyahay, ma…

Falanqeyn: Baahida Xiriir Caalami ah

Falanqeyn: Baahida Xiriir Caalami ah

Falanqeyn: Baahida Xiriir Caalami ah. “Ergo wixii la farana waa geeysaa, wixii la siiyana waa cuntaa” Maahmaah Soomaaliyeed. “More than ever, foreign policy is economic policy. The World is competing for resources…

Kaabadaha Farxadda Ciidda

Kaabadaha Farxadda Ciidda

Islaamka waxuu leeyahay labo ciidood, mid waxey timaaddaa bisha Soonka gadaashii ta kale na waxey tahay gabagabada Xajka. Sidaa darteed, labada ciid ba waxey yimaadaan, dadaal, leyli iyo cibaado badan…

Hanbalyo: Sannad Guuradii 55 ee Xurriyadda

Hanbalyo: Sannad Guuradii 55 ee Xurriyadda

Waa 55 guuradii xuroobitaankii Soomaaliya iyo yagleelka Soomaalida cusub. Waxay aheyd 1960-kii, markii ay midoobeen labadii gobol ee waqooyi iyo koofur. Waxaa xigay muddo 10 sano ah oo ay talada…

Faallada: Cabsi

Faallada: Cabsi

Cabsi kama qabno in hawsha dibu-dhiska Soomaaliya ay miro dhaleyso guyaasha soo socda. Waxaanu arki doonnaa dhismayaal daruuraha haaba, waddooyin laami ah, hodheello caalami ah iyo dayac-tir lagu sameeyo dhamaan…

8da Maarso: Maalin Hanbalyo Mudan

8da Maarso: Maalin Hanbalyo Mudan

Dunida aynu maanta ku nool nahay waxay u qaabaysan tahay qaab ka duwan qaabkii ay dadku u noolaayeen dhawr qarni ka hor. Waa duni u dhisan qaramo (nation-states) bedkoodu ha…

Booqashada Rajab Dayib Ordogan ee Soomaaliya.

Booqashada Rajab Dayib Ordogan ee Soomaaliya.

Waxey aheyd 2011, xilligaa oo ay Soomaaliya ka dillaacday macaluul, gaar ahaan gobollada Koofureed. Aduunyada waxey badankeed ku gaabsatay daawasho iyo soo dirid sadaqooyin iyo raashin badankii dhacay. Balse Rajab…

Maalinta Gobannimada: Xusuus fogaatay.

Maalinta Gobannimada: Xusuus fogaatay.

Maalinta gobannimada Soomaaliya, waa maalin taariikhi ah ah, isla markaana ka tarjumaysa hammigii iyo higsigii Soomaalidii maantaa iyo kuwii ka horreeyay ee qaybta libaax ka soo qaatay gaarista himiladaa. Maata…

Page 2 of 41234