Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Faallada

Xasuuqii 14ka Oktoobar

Xasuuqii 14ka Oktoobar

Wixi dhacay maalintii Sabtiga ee 14kii Oktoobar ma aheyn musiibo dabiici ah oo nagu habsatay. Wuxuu ahaa xasuuq iyo gumaad qorsheysan oo lala beegsaday shacab Soomaaliyeed oo wax ay galabsadeen…

Shabaab iyo Daacish waa isku mid!

Shabaab iyo Daacish waa isku mid!

Abu Mujaahid Al-gawracaawi, markii koowaad wuxuu soo muuqday isaga oo madax duuban oo mindi dheer la dul taagan qof jilbajabsan oo labadible u xiran. Wuxuu u dhaaranayaa caalamka oo dhan.…

Waydiimaha Soomaalida Qurbaha

Waydiimaha Soomaalida Qurbaha

Soomaalida dibadda ku nool waa ay badan yahiin, ma aha dad gurbada u tagay shaharsi iyo xaraf-raac ee waxay u badan yahiin indhahii umadda iyo reer magaalkii qaxay xilligii dalka…

Diinta: Yan la dacarayn!

Diinta: Yan la dacarayn!

Miyaad hesheen fiidiyowga wareegaya Facebook-ga iyo wadaadka dhahaya: “Alle (sw) ayaa soo dagayo galabka Carrafo, soo dagitaan aysan habboonayn inaad adiga u dhigato sida caqligaada ku jirto…..” Masiibaduse waxay tahay,…

Isbeddelka Sacuudiga-Faallo

Isbeddelka Sacuudiga-Faallo

Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdulcasiis, waa nin da’a ah, waxaana la sheegayaa in uu hayo xanuunka “dementia” oo xusuusta ka saameeyay. Laba sano ka hor, wiilkiisa Maxammed Bin Salman oo…

Farriinta Sannadka 01.01.2017

Farriinta Sannadka 01.01.2017

 Dhug u yeesha dhibaatooyinka yaryar ee isbiirsada! Faylasuufkii, qoraagii iyo cabqarigii ee u dhashay waddanka Ruushka Leo Tolstoy waxaa laga hayaa xikmad uu inagu tusaaleynayey mushkiladaha bulsho ee isbiirsada. Tijaabo…

10-ka Lagu Marin-habaabiyo Dadka!!

10-ka Lagu Marin-habaabiyo Dadka!!

Tobanka Xeeladood ee Daawadayaasha iyo Dhegaystayaasha lagu Marin-habaabiyo. (Noam Chomsky) Warbaahintu waxay ka mid tahay waxyaabaha ugu horreeya ee haga ama sameeya aragtida guud ee bulshooyinka. Wax walba oo warbaahinta…

Munaasabadda 26-kii Juun

Munaasabadda 26-kii Juun

Maanta waa maalintii calanka Soomaaliyeed uu ka dul babbaday gayiga Soomaaliya, gaar ahaan dhulkii gumeystuhu u baxsaday Soomaalidii Biritishka cialis vendre. Maalmo kadib waxaa raacay oo calankii buluugga ahaa isna…

Ciidanka: Xasuus fogaatay

Ciidanka: Xasuus fogaatay

Bal ka waran qofkii lagu soo tababaray canshuurtaada, loogu labisay in uu ilaaliyo magacaaga iyo karaamadaada uu ku dulleeyo?.Ciidanka gacantiisa ayay ku burburtay dowladdii Soomaaliya ee hore, maanta sidee buu…

Liido

Liido

Ma laha cadow gaar ah. Cadowgoodu waa wixii naf leh oo neefsada. Dadka waxay u laayeen in ay dabaalanayeen. In ay badda xaaxigeeda ku layrsanaayeen. In ay faraxsanaayeen. In ay…

Page 1 of 41234