Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Islaamka (Page 3)

Waa Maxay Shareeco?

Waa Maxay Shareeco?

Waan hubaa in dad badanu ay ereygaasu maqlaan dhowrkii maalmoodba maalin hadaysan maalin kastaba maqlin,laakiin sidaan isleeyahay waxaa yar inta dhuuxda ee dhab u baarta waxa uu ereygaasu ka dhigan…

Muhimadda waa Fahanka

Muhimadda waa Fahanka

Waxaa badan inaan aragno ama maqalno doodo diimeed oo inta badan u dhaxeeya dadka aqoonta u leh diint islaamka,doodahaas oo noqon kara kuwa caam ah ama kuwo khaas ah,oo uu…

Horta Xukun Alle, Waa Maxay?!

Horta Xukun Alle, Waa Maxay?!

Waxaa aad u badan inaan maqalno dad badan oo waqti kasta ku baaqaya in dalka lagu xukumo diinta islaamka,waxaa kale oo iyana badan qof kastana mar ama ka badan dhagahiisa…

Shabaab iyo Daacish waa isku mid!

Shabaab iyo Daacish waa isku mid!

Abu Mujaahid Al-gawracaawi, markii koowaad wuxuu soo muuqday isaga oo madax duuban oo mindi dheer la dul taagan qof jilbajabsan oo labadible u xiran. Wuxuu u dhaaranayaa caalamka oo dhan.…

Islaamka iyo Caawinta Dadka

Islaamka iyo Caawinta Dadka

Walaal Ku foognow waligaa oo ku dadaal caawinta dadka jilicsan iyo kuwa kaalmada u baahan. Waayo hadaad sidaa yeeshid adna ilaahay baa ku caawin doona oo xaalad kasta garabkaaga taagnaan…

Yaa Culimo ah?

Yaa Culimo ah?

Muslimiin haddaynu nahay, waxaan leenahay taariikh aan la gorfayn oo qaayaheeda iyo qashinkeeda ba wadata. Muddo buu soo socday dayacaa iyo is indho tirkaa, iyada oo uu arrintaa ka digay…

Qasrigii Ilaahay!

Qasrigii Ilaahay!

Dhismayaasha noo dhow oo idil, isaga ayaa ugu muuq qurxoon. Muraayado ayaa dariishadihiisa ku qafilan. Deyrka dhexe ilaa derbiyada bannaanka hore, waxaa ku taxan layrar yar yar oo uu mid…

Weynaynta Caqliga waa astaan Islaam

Weynaynta Caqliga waa astaan Islaam

Ilaahay markii uu aadanaha dunida ku abuuray iskama uusan keenin ee wuxuu ku abuuray borogaram ku haga sida ay unoolaanayaan,waxaana bani aadamka taa ku wehliya makhluuqaadka kale oo dhan oo…

Iimaam Al-Qasaali: Xidhiidhka Diinta iyo Caqliga.

Iimaam Al-Qasaali: Xidhiidhka Diinta iyo Caqliga.

Hadalkan hoose ee uu leeyahay Iimaam Abuu Xaamid Al-Qasaali رحمه الله waxan kasoo tarjumay buugiisa Macaarijul Qudus fii Maadiriji Macrifat Al-Nafs. Inta aan akhriyay waa hadalka ugu quruxda badan uguna…

Diinta: Yan la dacarayn!

Diinta: Yan la dacarayn!

Miyaad hesheen fiidiyowga wareegaya Facebook-ga iyo wadaadka dhahaya: “Alle (sw) ayaa soo dagayo galabka Carrafo, soo dagitaan aysan habboonayn inaad adiga u dhigato sida caqligaada ku jirto…..” Masiibaduse waxay tahay,…