Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Islaamka (Page 20)

Xiisadda Kismaayo iyo Xukunka Kitaabka

Xiisadda Kismaayo iyo Xukunka Kitaabka

Magaalada Kismaayo ee gobolka jubadda hoose caasimadda u ah ayaa maalmahani xiisad ka taagan tahay iyadoo saacad kasta cabsi laga qabo inay isku dhacaan ciidamada xisbul islaam iyo kuwa shabaabka…

Sharciyo Siyaasadeed Mase Siyaasad Shareeco?

Qarnigii tagay dhammaadkiisana waxaa kusoo biirray mushkiladda ah in siyaasad Shareecada Islaamka¬† ku salaysan la waamey, oo markii ay duntay khaliifadii cusmaaniyiinta, inta¬† badan wadamada muslimiinta ay gacanta u galeen…

Sheekh Umal iyo Khudbaddiisi ugu Danbaysay Shirka Jabuuti kaga Hadlay.

Sheekh Umal  iyo Khudbaddiisi ugu Danbaysay  Shirka Jabuuti kaga Hadlay.

Sheekha Soomaaliyeed ee caanka ah ee ku nool wadanka Kenya ayaa khudba jimcadii ugu danbaysay (Jan 30, 2009) kusoo qaatay arrinta shirka markaa Jabuuti ka socday isagoo dhaliil kulul ujeedinayey…