Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Islaamka (Page 2)

Sheekadii Baqasha iyo Awrka

Sheekadii Baqasha iyo Awrka

Waxa aan ka soo minguuriyay Kitaabka Mathnawi ee Ruumi. Faahfaahinna waan ku sii sameeya. Baqal ayaa awr weyddiisay: ‘Maxaa ay ku dhacday in aan qajeel turunturroodo, dhulkana ka soo go’o, haddii…

Ku Daalidda Diinta Yaabiska ah

Ku Daalidda Diinta Yaabiska ah

Dabshidkii 1664 qoraagii Faransiiska ahaa ee Jean-Baptiste Poquelin oo ku magac dheeraa naynaasta Molier (1622-1673) wuxuu allifay masraxiyad lagu magacaabo ‘Tartuffe’ oo uu sawir uga bixiyey shakhsiyadda wadaad musuq-maasuq badan…

Cibaadada Alle: Mahad-celin ama Ganaax!

Cibaadada Alle: Mahad-celin ama Ganaax!

Aadanaha rabbi ku dul uumay adduunka waa laba mid uun mid aqoonsaday rabigiis oo u mahad celiya iyo mid iska diiday oo u irkaday gaalnimo iyo inkiraad cad. Sooyaalka dunidan ee…

Diin iyo Dawlad: Kala saar ama isku hayn!

Diin iyo Dawlad: Kala saar ama isku hayn!

Intii dadku ay ahaayeen xoolaley ama beeraley waxay ahaayeen dad aan wax badani isugu jirin oo qof walba beertiisa ama xoolihiisa gooni u maamusho in kasta oo ay dadku sida…

Bandhig: Buugga Kiimayada Farxadda (Sacaadada)

Bandhig: Buugga Kiimayada Farxadda (Sacaadada)

Abu-xaamud Al-gasaali, waa ustaad, imaam iyo aqoonyahan Muslim ah oo lagu hirto, mar waa Faylasuuf tijaabiyay soona afmeeray qaybaha kala duwan ee Falsafada, marna; waa Faqiih, ku fogaaday cilmiga fahan…

Shuruudaha Guud ee Xuquuqda

Shuruudaha Guud ee Xuquuqda

Xuquuqdu waxay leedahay shuruudo guud oo ka dhexeeya wixi xuquuq ah oo dhan sida dhaxalka, guurka, jihaadka, siyaasadda iwm, shuruudahaasi waxay caddeeyaan in xugunku sax yahay in kale, in waqtigan…

Dumarka, Diinta iyo Aragtideenna

Dumarka, Diinta iyo Aragtideenna

Haddii aan Muslim nahay wax badan baa naga khaldan markii loo kaco dumarka, diinta iyo sida aan wax u aragno. Tusaale, Diinta waxaa qaabilsan ragga, dumarka kaalinta ay ku leeyahiin,…

Waa maxay Kufriga iyo Shirkigu?

Waa maxay Kufriga iyo Shirkigu?

Quraanku habab badan buu isu fasiraa sida in aayad lagu fasiro aayad kale ama in la isku fasiro laba kelimo, waana sababta keenta in aayaduhu soo noqnoqdaan, maxaa yeelay hadalku…

Ibnu-Rushdi

Ibnu-Rushdi

Magaalada Qurduba ee carriga Andalus (Spain-ta maanta) ayaa nasiib u heshay in uu ku dhasho mid kamid ah caqliyadii ugu sareeyay ee caalamka soo mara; halyeey kasta iyo wakhtigiis, dabshidkii…

Shareecadu ma khilaafsan tahay dastuurka?

Shareecadu ma khilaafsan tahay dastuurka?

Ugu yaraan wax ku dhow 10-dal muslin ah waxaa waqtigan ka socda dagaallo ama qaraxyo ay wadaan dhalin yaro wadaado ah oo hadafkoodu yahay inay caddaaladda islaamka dadka ku xukumaan,…