Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Islaamka

Metaphysics!!!

Metaphysics!!!

Waa qeyb kamid ah falsafadda, waana udub dhaxaadka doodaha ugu badan ee ay galaan falasuufyada, inta badan waxa ay diiradda saartaa oo ay ka hadashaa ahaanshaha, jiritaanka, dhabta iyo waxa…

Bahal Bare ah “Adna Jirka, Anna Lafaha

Bahal Bare ah “Adna Jirka, Anna Lafaha

Salaadda Casar markii laga soo baxay ayaanu illinka hore ee Dugsiga isa soo tuuminnay. Isaga ayaanu sugaynaa oo albaabka furihiisa haya. Mar walba oo uu xoogaa soo yara daaho dareen…

Maxaa u dhexeeya Miilaadiga iyo Hijriga?

Maxaa u dhexeeya Miilaadiga iyo Hijriga?

Taariikhda Miilaadigee la joogo 2018 waxaa la galiyay hadallo badan sida ma la xusi karaa?, ma sannad gaalaa? iwm. Mar waa sannad dadka oo dhami tirsado, marna waa dhacdo taariikhi…

Cidda loogu Abtiriyo Cunugga

Cidda loogu Abtiriyo Cunugga

Marki laga hadlayo inuu guurku xaaraan yahay waxay ku timaaddaa inaan la ilaalin shuruudda guurka sida in gabadha la xoogo ama inaan la siinin wixi ay lahayd, waana 2 arrin…

Islaamka iyo Nasabka Q2aad.

Islaamka iyo Nasabka Q2aad.

Islaamka iyo Nasabka Q2aad. (Nasab siinta ilamaha sinada ku dhashay).  Sidaan hore ugu soo ballan qaaday qaybtii hore ee darsigii ku saabsanaa islaamka iyo nasabka qaybtana waxaan ku qaadaa dhigi doonaa…

Goormuu Dagaalku Waajib Noqdaa?

Goormuu Dagaalku Waajib Noqdaa?

Dagaalku waa qayb ka mida jihaadka maxaa yeelay jihaad waxaa laga wadaa in qofku ku dedaalo wax kasta oo noloshiisa khuseeya sidaa darteed jihaadku maaha wax khaas ku ah dagaalka…

Qaddiyada Qudds (Xasuus Fogaatay)

Qaddiyada Qudds (Xasuus Fogaatay)

Waxay ahayd 1991-95, kolkaa oo aan ku noolaa magaalada B/weyne. Magaaladu waxay ka mid ahayd magaalooyinka Koofurta Soomaaliya ee ay isku celcelis maalintii dhintaan 10-20 qof ugu yaraan, dhimashada ha…

Sifooyinkaan La wada Ogeyn Ee Nebiga!

Sifooyinkaan La wada Ogeyn Ee Nebiga!

In badan oo Muslim ka kamid ah ayaa u dabaal dagaya maalinta dhalashada Nebiga CSW, taas oo culimmada jamhuurtooda ay isku waafaqsan yihiin in ay tahay maanta oo kale, 12-ka…

Sheekh Cabdalla Xaarith iyo Xertiisii

Sheekh Cabdalla Xaarith iyo Xertiisii

Sheekh Cabdalle Al-xaarith (AUN), ama Sh Cabdalle Xaarte-sida Reer-Hiiraanka ugu yeeri jireen- waxa uu kamid ahaa Jaaliyaddii Yamenta ee B/weyne, 80-dii qarnigii tagay. Waxuu ku jiray culimada magaalada ee u…

Islaamka & Ilaalinta Nasabka

Islaamka & Ilaalinta Nasabka

Ugu horeyntii sida la wada og yahay Aadanahu waa noole karaameysan oo uu Alle ka doortay in badan oo ka mid ah uunka uu dunida ku abuuray,wuxuuna u asteeyay inuu…

Page 1 of 20123Next ›Last »