Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Bulshada (Page 3)

Ideecadda fadhi-ku-dirir (Q1)

Ideecadda fadhi-ku-dirir (Q1)

Waxaan hurdada ka kacay aroor hore, oo waxaan horay ka sii billaabay gudashada waajibadka Alle, Salaaddii Fajriga, dabadeed ayaan isku diyaariyay inaan aado magaalada, meesha aaan joogo waa Gaalkacyo, waxaan…

Soomaalida iyo Saaxiibtinimada.

Soomaalida iyo Saaxiibtinimada.

Innaga keena siyaasad iyo waxwada-qabsi umadnimo’e….wali ma iswaydiinnay saaxiibnimada?. Waxaa bulshadeenna maalin walba aragtaa, qof ka sheeganaya saaxiib xumeeyay. Sababtu-aragtidayda-labo ayaa bud-dhig u ah:- 1-Bulshadeenna oo aan aragti ka haaysan…

Safarkaygii Muqdisho: Jaamacadaha

Safarkaygii Muqdisho: Jaamacadaha

Jaaamacadihii oo xadkii ka baxay. Waxyaabihii aan la yaabay ama isoo jiitay intii aan joogay Muqdisho waxaa ka mid ahaa jaamacadihii oo tira beelay. Jaamacadaha ka furan Muqdisho aad ayey…

Faalkii Faca Cusub ee Soomaalida Facebook!

Faalkii Faca Cusub ee Soomaalida Facebook!

Lixdii sano ee la soo dhaafay waxaan dhex fadhiyay Facebook. Mudadaas aan Facebook dhex fadhiyay waxaa sheeko iyo shukaansi isku darsannay dhalinyaro iyo odayaal Soomaali ah oo dacallada aduunka ku…

Socdaalkaygii Muqdisho (1)

Socdaalkaygii Muqdisho (1)

Bilicda iyo quruxda Muqdisho waxa ay ka bilaabataa madaarka ama Airport-ka (Aadan Cadde National Airport) oo ah waxa oogu horreeya oo ay indhahaagu qabanayaan. Runtii airport-ka waa mid aad qurux…

Maalinkuu Jahli I Waaniyay

Maalinkuu Jahli I Waaniyay

Magacaygu waa Waddani. Dalka waan jeclahay. Sawirka Facebook iigu jiro waa haldoorka reerka. Funaanadda aan xir nahay waa isaga. Waa nin karmeed aan ku kalsoonahay inuu hoggaamiyo dalka. Waxaan hadda…

Liido

Liido

Ma laha cadow gaar ah. Cadowgoodu waa wixii naf leh oo neefsada. Dadka waxay u laayeen in ay dabaalanayeen. In ay badda xaaxigeeda ku layrsanaayeen. In ay faraxsanaayeen. In ay…

Maskax Daxaleysatay: Maxaa lagu dabiibaa?

Maskax Daxaleysatay: Maxaa lagu dabiibaa?

Maanhadle (Mufakir) Burhan Ali ayaa maalin dhaweyd dhowr jeer ka faallooday maanka oo loo furo aragtiyada, wanaagga ay u leedahay qofka, bulshada iyo umadda, taa oo ka bilaabaneysa in qofka…

Saddexdii Iimaan-laawe.

Saddexdii Iimaan-laawe.

Waxay sheegaysaa sheeko xariirta Soomaaliyeed in nin reer Miyi ah xoolo ka lahaa 100 neef oo geela, gabar buu doonay, waxa odagii gabadha dhalay yiri, yaradku waa boqol halaad, ninkii…

Imaamu Maalik (Qeybtii 2)

Imaamu Maalik (Qeybtii 2)

Imaamu Maalik (Dhashay 93H-Dhintay 179H) [Qaybtii 2] ……….Imaamka waxa uu nasiib u yeeshay in uu noolaa xilli ay diinta qoyan tahay, Quraankii, Axaadiistii iyo Dhaqankii Reer Madiina oo ku dhisnaa…