Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Bulshada (Page 2)

Qajil/yaxyax vs. Xishood.

Qajil/yaxyax vs. Xishood.

Haweeney xijaaban ayaa laga codsaday inay u mahadnaqdo dad isugu soo baxay hawl dan guud ah oo la soo gabagabeeyey. Haweeneydii dhaqan iyo diin ahaanba dhib uma aragto in dadka…

Soo Ifbaxa Cimriga iyo Geerida Fikradaha

Soo Ifbaxa Cimriga iyo Geerida Fikradaha

Waxaynu rumaysan nahay, Haddii aan muslim nahay, in wax walba oo Alle kasoo hara ay jiri karaan muddo kooban. Dhirirka muddadaas inta uu la egyahay waxaa jaan goynaya duruufo iyo…

Sindareella iyo Soomaalida

Sindareella iyo Soomaalida

Qaabka ay bulsho u nooshahay waxa uu isla beddelaa waayaha ay bulshadaasi waajahdo. Sida oo kale, aayaha ay filayso ayaa wax ku darsada qaabka bulsho u noolaanayso. Lagama tegi karo…

Abaarta Umadnimo!!

Abaarta Umadnimo!!

Abaarta waa astaanta dhabta ah ee raasimaal xumada umadda Soomaaliyeed haysta maanta. Markii aan leeyahay raasimaal. Dad badan ayaa laga yaabaa inay u qaataan inaan ka hadlayo hanti iyo xoolo-oo…

Meerto-nololeedka qofka Soomaaliga ah.

Maalintuu dhashay ayaa lagu daray diiwaan ay ku qoran yihiin kumannaan iyo kumannaan qof, weliba magaciisa ayaa lagu qodbay magaca aabbihii. Farxad iyo rayn rayn ayaa loogu damaashaaday, waxaana loogu…

Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida! (Dhiraadhirin), Q3.

Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida! (Dhiraadhirin), Q3.

Dhalin yaro u badnaa ciidamada iyo qaybo kala duwan oo iskugu jiray shaqaalaha dawladda iyo arday ayaa ahaa kooxihii ugu horreeyay ee wadamada Galbeedka nolol ardaynimo iyo mid shaqo ka…

Faylasuufkii Sawiray Fekerka Somaalida!!

Faylasuufkii Sawiray Fekerka Somaalida!!

Haddii aad ka mid tahay dadka jecel in qaab falsadafaysan nolosha u fahmaan waxaa hubanti ah in aad ku caajisi doontid gabayada ciidaa ka badan ee Soomaalida tiriyaan. Inta badan…

Waxyiga Waayaha (8)

Waxyiga Waayaha (8)

Waxay aheyd dhamaadkii 1992-kii. Soomaali oo dhan macaluul darteed, xabadka ayay dhulka ku wada haaysaa, waxaase ugu sii daran Koofurta, gaar ahaan Baydhabo iyo Hiiraan oo aan waxba dhaamin. Waxaa…

Dhiraandhirin: Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida!

Dhiraandhirin: Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida!

Geediga iyo socodka aan joogsiga lahayn wuxuu qayb weyn ka ahaa nolosha Soomaalidii hore. Wuxuu ahaa geeddi socod looga fursan waayay noloshii qallafsanayd ee xoola dhaqatanimada. In la guur guuro…

Xaaladeenna Nololeed: Waa miraha sidaan u fikirayno

Xaaladeenna Nololeed: Waa miraha sidaan u fikirayno

Haddii aannaan badalin sida aan u fikirayno, ma is baddalayso xaaladda adag ee aan ku sugannahay. Xusuus: Waxaan is xusuusinaynaa sida aan maanta nahay- Soomaali- iyo guud ahaan Muslimiinta. Waxaan…