Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Bulshada (Page 11)

Gaarriye

Gaarriye

Ilaahay Gaarriye ha u naxariisto, dadkiisana qoys iyo qaranba samir ha ka siiyo. Waa dabeecadda dadka qofku inta uu nool yahay in aan dhab loogu baraarugin wanaaggiisa iyo waxtarkiisa, se…

Maxaa keena in qof is qarxiyo?

Maxaa keena in qof is qarxiyo?

Is qarxintu waxay ka jirtaa dhammaan caalamka Muslimiinta ee sunniga ah. Soomaaliya waxay ka mid ahayd kuwii ugu danbeeyay ee la baray ama la soo gaarsiiyay qaabkaan cusub ee dagaalka.…

Noocyada kacdoonka umadaha

Noocyada kacdoonka umadaha

Aduunku wuxuu soomaray kacdoono kala duwan oo qaarkood isku xigxigeen kuwa kalana muddo dheer oo kala fogfog ay u dhaxeysay. Sidoo kale, kacdoonadu waa wax soonoqnoqda hadana wajiyo iyo qaabab…

Biyaha Badda

Biyaha Badda

Waxaan xasuustaa anigoo yar oo caruur la dheelaya in laba wiil oo ka mid ah caruurtii aan wada cayaaraynay uu ka dhax qarxay muran daran oo dhiilo xanbaarsanaa, dhamaan caruurti…

Midkee loo baahan yahay, fal ama shaqo?

Midkee loo baahan yahay, fal ama shaqo?

Waxaad badanaa aragtaa Soomaali dhahayso “hadal looma baahna ee ficil ayaa la doonayaa”, ama kuwo dhahayo, wanaaga waa la wada yaqaanaa, ee ficil/fal ayaan jirin!!!. Markeey dhagahaada ku dhacdo eedaynta…

Dhadhan

Dhadhan

Waxaan xusuustaa anigoo yar in aan maalin aad u dhagaystay sheeko ka socotay jikada gurigayaga. Islaan qaraabo ah oo naga soo martiday meel fog iyo gabar ila dhalatay ayaa waxay…

Maxay tahay Soomaalinimo?

Maxay tahay Soomaalinimo?

Aqristaha sharafta leh waxaanu ku war-galinaynaa in doodaan lagu qabtay golaha Isbadaldoon iyo golaha dood wadaaga Garasho. kani waa maqaal uu doodaa ku darsaday Cabdulraxiim Shaafici, oo kamid ah qorayaasha…

Nafsadda Soomaaliyeed

Nafsadda Soomaaliyeed

Xaaladda nafsadda Soomaalida maanta waa la qiyaasi karaa sida ay tahay. Haddii iyaga ahaantooda loo eego, oo lagu qiyaaso, nafsaddii soomaalida ee jirijirtay, ee Muslim ahayd, Soomaalida ahayd, dal iyo…

Dhaqanka Wada-noolaashaha

Dhaqanka Wada-noolaashaha

Waxaan maanta doonayaa inaan ka hadlo arrin aan filaayo inay u tahay muhiim jiritaanka umadaha, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed xilligaan hadda la joogo, taa oo ah mid anaga nalaga madoobeeyay,…

Barbaarinta ubadka waa hab leh asaas

Barbaarinta ubadka waa hab leh asaas

Aabayaasha waxaa kamid ah qaar markii ay galabtii soo laabataan iyagoo daallan ay dhibeyso ka qeybqaadashada daryeelka ubadkooda, sida dhabtii ahna hooyada maanta oo dhan ka shaqeyneysay daryeelka ubadkeeda waa…