Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Bulshada

Qaamuuska Soomaaliga: Beddelid ama Biirin.

Qaamuuska Soomaaliga: Beddelid ama Biirin.

Waxaanu wada ognahay in Afka Soomaaliga qoran yahay muddo ka yar nus qarni, sidaa oo oy tahay, haddana afkeennu waxaan ku qabnaa kalsooni in uu yahay mid leh mug iyo…

Nolosha: Dhalanteed iyo Dhab (Sheeko Gaaban)

Nolosha: Dhalanteed iyo Dhab (Sheeko Gaaban)

Habeen dhirir badan kadib, saakay aroortii ayaan soo istaagay goobta gawaarida laga raro, waxaad mooddaa cirka iyo dhulka in ay isku dhex jiraan mugdi darteed, daruuro la ciirciirayo biyo ayaa…

Ku Daalidda Diinta Yaabiska ah

Ku Daalidda Diinta Yaabiska ah

Dabshidkii 1664 qoraagii Faransiiska ahaa ee Jean-Baptiste Poquelin oo ku magac dheeraa naynaasta Molier (1622-1673) wuxuu allifay masraxiyad lagu magacaabo ‘Tartuffe’ oo uu sawir uga bixiyey shakhsiyadda wadaad musuq-maasuq badan…

Diin iyo Dawlad: Kala saar ama isku hayn!

Diin iyo Dawlad: Kala saar ama isku hayn!

Intii dadku ay ahaayeen xoolaley ama beeraley waxay ahaayeen dad aan wax badani isugu jirin oo qof walba beertiisa ama xoolihiisa gooni u maamusho in kasta oo ay dadku sida…

Bandhig: Buugga Kiimayada Farxadda (Sacaadada)

Bandhig: Buugga Kiimayada Farxadda (Sacaadada)

Abu-xaamud Al-gasaali, waa ustaad, imaam iyo aqoonyahan Muslim ah oo lagu hirto, mar waa Faylasuuf tijaabiyay soona afmeeray qaybaha kala duwan ee Falsafada, marna; waa Faqiih, ku fogaaday cilmiga fahan…

Shuruudaha Guud ee Xuquuqda

Shuruudaha Guud ee Xuquuqda

Xuquuqdu waxay leedahay shuruudo guud oo ka dhexeeya wixi xuquuq ah oo dhan sida dhaxalka, guurka, jihaadka, siyaasadda iwm, shuruudahaasi waxay caddeeyaan in xugunku sax yahay in kale, in waqtigan…

Dumarka, Diinta iyo Aragtideenna

Dumarka, Diinta iyo Aragtideenna

Haddii aan Muslim nahay wax badan baa naga khaldan markii loo kaco dumarka, diinta iyo sida aan wax u aragno. Tusaale, Diinta waxaa qaabilsan ragga, dumarka kaalinta ay ku leeyahiin,…

Madfacii I Sigay

Madfacii I Sigay

Waxaa dalka ku hooreeysa daruurtii colaadda. Qasaaraha ay geysanayso meel walba ayaad kula kulmaysaa. Waa kow iyo sagaashankii. Maalmo ka hor markii aan dunida ku soo biiray. Waa muqdisho rimman, inteeda…

Muhiimadda Wada-shaqaynta

Muhiimadda Wada-shaqaynta

Marka meel gudcur ah Laambad qura ka shidan tahay lamid ma ahan iftiinkii ay bixin lahaayeen, marka la isugeeyo laambado. Taasina waa lamid howl qofi u holladay qabashadeed iyo marka…

Qajil/yaxyax vs. Xishood.

Qajil/yaxyax vs. Xishood.

Haweeney xijaaban ayaa laga codsaday inay u mahadnaqdo dad isugu soo baxay hawl dan guud ah oo la soo gabagabeeyey. Haweeneydii dhaqan iyo diin ahaanba dhib uma aragto in dadka…

Page 1 of 11123Next ›Last »