Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Suugaanta (Page 7)

Mashruucii aniga iyo Sebastian Georg

Mashruucii aniga iyo Sebastian Georg

Waxaa jirta talo aad rogrogto dabadeed ku dhaqaaqdo. Waxaa kale oo jirta mid kediso ah oo aad mooddo in sheydaan ama malag kugu afduubay. Fikradda, qorshaha iyo go’aanka socdaalkayga intu ba…

Ma noole aan dhiman! (Sheeko gaaban)

Ma noole aan dhiman! (Sheeko gaaban)

“Marba xaaladdaad ku jirto meel ka door roon haddaad doonto, oo u dedaasho, waad nooshahay. Waad qurux badan tahay. ‘Wax dhintey ma qurxoona” -Jamac muuse jaamac Saacadahan oo kale waa farxaan, qofkii…

MURUG:Tix loogu baroordiiqayo geerida Abwaan Gaarriye

Geeridu waa xaq, qof nolol ku waaraya ma jiro, in la wada dhimanayana uma baahna wargalin iyo ogaysiis. Marka laga soo tago rumayn Diimeed iyo Caqiido, geeridu waa fal hortaada…

Gaarriye

Gaarriye

Ilaahay Gaarriye ha u naxariisto, dadkiisana qoys iyo qaranba samir ha ka siiyo. Waa dabeecadda dadka qofku inta uu nool yahay in aan dhab loogu baraarugin wanaaggiisa iyo waxtarkiisa, se…

Afka Soomaaliga oo lala dagaalayo

Afka Soomaaliga oo lala dagaalayo

Luqadda waxay kamid tahay tiirarka wadanimo, waxaa nasiib leh dawladda dunida maanta dusheeda saaran, ee hal luqad ku wada-hadasha. Soomaalidu waxay kamid ahayd umadahaa nasiibka leh. Waxaase wax lala yaabo…

Suugaanta oo sii liicaysa

Suugaanta oo sii liicaysa

Suugaanta waa quruxda nolosha, la’aanteed qurux ma jirto, qofkii dhadhankeeda iska xarrimay ama laga xarrimay amaba aan dhadhansanayn waxweyn ayaa ka maqan ibnu-adanimadiisa. Waxaanan kala harin sadax. 1-afka 2-suugaanta 3-dhaqanka.…

Haddii aanan Afkaygoow

Haddii aanan Afkaygoow

Dhalashada afkaygiyo, Dhigashada fartaydaan, Kaga baxay dhibaatoon, Hawlihii ku dhaafee Waa inaan ku dhaataa, afkayga, Waa inaan ku dhistaa, afkayga, Waa inaan ku dhaqdaa, afkayga, Waa inaan ku dhergaa, afkayga,…