Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Suugaanta (Page 3)

Isla doonasho Illaah (Qaybtii-2)!!!!

Isla doonasho Illaah (Qaybtii-2)!!!!

Hooyadii reerka muddo ayey ku wareegtay xafiisyada dulaalka ee guryaha iibiya iyadda oo uu hadafkeedu yahay bal inay hesho xoolo ay ku soo furdaamiso wiilkeeda hadda garabka u ah, se…

Isla doonasho Ilaah!!! Qaybtii (1)

Isla doonasho Ilaah!!! Qaybtii (1)

Magaaladu waa Baqdaad, dadka ku nool xaafada ay arintu ka dhacdayna waa ogyihiin jeceylka iyo farxadda reerka danyarta ah ee Alle ku maneystay Aabbe iyo Hooyo wanaagga ku anqariya. Qoysku waxaa…

Gabayga: Gaashaan

Gabayga: Gaashaan

Gaashaan!!! Gabaygan waxaan qoray bilowgii sanadkan subax uun baan ku arkay dhowr meeris oo rag dhalin yaro hal-abuur ah oo is sheeko yaqaan ay isku waydaarsanayaan Facebook. Waxaan ka xasuustaa “U…

Muranka Soo Dayra

Muranka Soo Dayra

Dood iyo khilaaf iyo madax dagaalaysa baa runtii na daashaday,waxaan tiriyay tix aan ugu magac daray “Muranka Soo Dayra”. In kasta oo ay adagtahay soo celin nidaam iyo dowladnimo burburtay,…

MAAXDII MUQDISHO (MAANSO)

MAAXDII MUQDISHO (MAANSO)

MAAXDII MUQDISHO (MAANSO). Safiir Cumar Idriis ayaa dhawaalahan ku sugnaa caasimadda Muqdisho oo siyaasaddii ay waalatay, dharkana dhigatay. Safiirka oo ah qof aad u garasho fog ayaa waxuu waydiimo adag…

Gabadha Reerkeeda Ma Guursanayo!!!

Gabadha Reerkeeda Ma Guursanayo!!!

Raxmo iyo qoyskeedu waxay ka soo qaxeen Soomaaliya bilowgii sagaashaneeyadii, rafaad badan kadib waxay soo gaareen Woqooyi Amerika, markaas toban jir bey ahayd, qoyskeedu waxay ka koobnaayeen laba walaalaheed ah…

Maansada: Diirnax

Maansada: Diirnax

Tixdan “Diirnax” waa maanso ka hadlaysa  Soomaalida laga celinayo dalka Kenya. Waxay igu dhalatay curinteedu, ka dib markii aarkay qoraallo iyo sheekooyin nuxurkoodu ahaa, in ay sax iyo xaq tahay…

Maxaa Danjire Shariif Saalax loo maamuusi waayey?!

Maxaa Danjire Shariif Saalax loo maamuusi waayey?!

Geeridu waa gablan, maya waaba gablamisa. Nin roon ma raago, nafna maalinteeda ma dhaafto. Hadday Soomaalidu dhihi jirtay: “Geeri nimaadan aqoon iyo Geeljire ayey ku roon tahay” anigu waxaan leeyahay:…

Allow u naxariiso karfan xadihii hore!

Allow u naxariiso karfan xadihii hore!

Xilliyadii quruuntii dhexe ganacsiga iyo isu socodkuba aad ayay u luudi jireen. Waxaa dhici jirtey in safarrada la sugi jirey dhawr bilood. Maaddaama xaaladdaa qallafsan lagu jirey dadku way ku…

HAL XIDHAALE (GABEY)

HAL XIDHAALE (GABEY)

Hordhac Hordhac malahan waayo waa hal xidhaale, hal xidhaalana maahan, sidaasi darteeda ayuu u leeyahey  hordhac aanan hordhac aheyn. Hordhaciisu waa isaga, isaguna waa hordhiciisa, hordhiciisu waa adiga, waa xantaada,…