Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Suugaanta (Page 2)

Gabay: Nabad ku sii Seexo

Gabay: Nabad ku sii Seexo

Aamina Muxammed (Carkow) ayaa tirisay gabaygani abbaarahii 2013-kii, mar dhalin yaro Soomaali ah lagu silciyey Koofur Afrika. Tacaddiyada aadane ee ka dhacaya Koofur Afrika maalmahaan ayaa abwaanadda soo xasuusiyay gabayga,…

Jaceylkii Xigmada Waalidka Helay (Qeybtii1)

Jaceylkii Xigmada Waalidka Helay (Qeybtii1)

Aad ayuu u daallan yahay, jirka oo dhan ayaa dubaaxinaya, waxa uu ka soo laabtay xarun jimicsi iyo jir-dhis oo aan ka dheereyn guriga. ¬†Wali waa aroor hore, goortuu suuliga…

Af’ Qalaad Aqoontu Miyaa?

Af’ Qalaad Aqoontu Miyaa?

Waxaa hubaal ah inaysan jirin umad horumar ku tallaabsatay af’keeda la’aantii. Saan wada ogsoonahay ma nihin dad dhawaan soo bax ah, kumanyaal sano ayaan geeska Africa ku nooleyn, waliba aanu…

Furriinkii lagu Farxay! (Qaybtii 1aad)

Furriinkii lagu Farxay! (Qaybtii 1aad)

Hadda ka hor waxaa is guursaday oday la dhihi jiray ” Nacayb” iyo islaan lagu magacaabi jiray ” Jaceyl.” guurkooda wuxuu ahaa mid ku dhisan jaceyl iyo naceyb wada socda.…

Kabo-caseeye (1979) Abwaan Gaariye.

Kabo-caseeye (1979) Abwaan Gaariye.

KABO-CASEEYE(1979) Abwaan Gaariye. Maansadaan ayaa ka hadlaysa wiil kabo-caseeye ah,oo aan Ceel-gaabta Muqdisho galab kula kulmay.Isaga oo i shaxaadaya ayaa dabayl dhabatay oogadiisa maradii ka fayday.Waxaan halacsaday boogo wada caabuqay…

Cilmiga Beesha. Qeybtii 2aad

Cilmiga Beesha. Qeybtii 2aad

Soomaalida waa lays nacsiiyey; laysma barin. Halyeeyo ayey qolo kastaa leedahay oo dunida ku nooli, Soomaalina waa la mid ee halyeeygeena maxaa qiima tiray?. Halyeeyga Soomaaliga ahi wuxuu ka dhashay…

Qashqashaad!!!.

Qashqashaad!!!.

Haddii Aadane gaaro heerka maanta Soomaaliya gaartay, aadna dooneyso inaad wax ka beddesho, way adkaaneysaa hawshaa, waxeyna tabaneysaa tallaabooyin kala heer ah, oo midba qorsheeysan, xilliga ay haboontahayna la qaado.…

MABDA’ IYO MASLAXO

MABDA’ IYO MASLAXO

Ustaad Cumar ayaa ka maansoonaya “Mab’da iyo Maslaxo”, oo ah labo erayo oo micno weyn ku fadhiya, falsafad ahaanna ay dood ka taagan tahay, inay kulmi kafraan iyo in kale.…

LUFLUF!!

LUFLUF!!

Cilmi ilaa toban sano ayuu ka shaqaynayey xafiisyo uu leeyahay Bankiga Qaranka Soomaaliyeed, kadib markuu noqday sarkaal hawshiisa ka adag oo waaya arag ah ayaa waxa loo beddelay in uu…

Horor Caashaq iyo Hibo Dadnimo.

Horor Caashaq iyo Hibo Dadnimo.

Horor Caashaq iyo Hibo Dadnimo (sheeko murtiyeed shaaximan) Wuxuu ku dhex barbaaray tuulada barwaaqada badan asii magaceeda Diihaal ee dhibka faqiirnimadu ka muuqdaa uu arageeda weyn, maqal weyd ah ku…