Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Suugaanta

Nolosha: Dhalanteed iyo Dhab (Sheeko Gaaban)

Nolosha: Dhalanteed iyo Dhab (Sheeko Gaaban)

Habeen dhirir badan kadib, saakay aroortii ayaan soo istaagay goobta gawaarida laga raro, waxaad mooddaa cirka iyo dhulka in ay isku dhex jiraan mugdi darteed, daruuro la ciirciirayo biyo ayaa…

Madfacii I Sigay

Madfacii I Sigay

Waxaa dalka ku hooreeysa daruurtii colaadda. Qasaaraha ay geysanayso meel walba ayaad kula kulmaysaa. Waa kow iyo sagaashankii. Maalmo ka hor markii aan dunida ku soo biiray. Waa muqdisho rimman, inteeda…

Garashada iyo Go’aanka!

Garashada iyo Go’aanka!

Marka la qiimaynayo caqliga qofka waxaa la eegaa qoto dheerida garashada shaqsiga ” IQ” ayada oo la adeegsanayo su’aalo ku saabsan xusuusta “memory”, dhiraandhirinta ” analysis”, xallinta iyo furdaaminta mushkiladaha…

Qajil/yaxyax vs. Xishood.

Qajil/yaxyax vs. Xishood.

Haweeney xijaaban ayaa laga codsaday inay u mahadnaqdo dad isugu soo baxay hawl dan guud ah oo la soo gabagabeeyey. Haweeneydii dhaqan iyo diin ahaanba dhib uma aragto in dadka…

Ninkii Isla Fadhiyay

Ninkii Isla Fadhiyay

Illinka hore ee maqaaxida ayuu fadhiyaa, Lugbaa kursiga uu ku fadhiyo u Saaran, lugna waa u fidsantahay. Gacan dhafoorka hore ayuu Ku dhejiyay gacanna illaa ruuggay u siiddaysantahay, oo sigaar…

Dagaalkii Fuudkii la Jeclaaday.

Dagaalkii Fuudkii la Jeclaaday.

Beribaa nin cunto-kariye(chef) ahi waxa uu naqshad ahaan u diyaariyey sida la isugu daro khudaar iyo geedaha uduga(spices) iyo waqtiga ay karayaan. Waxa uu u dhiibay gacanyarayaashiisii, khudaartii iyo geedihii…

Gabay: Qaraxyada Allow Naga Qabo

Gabay: Qaraxyada Allow Naga Qabo

Aamina Muxammed, waa abwaanad aad ug xeeldheer suugaanta iyo sooyaalka Soomaalida, waana qof u dhaqdhaqaaqa jiritaank iyo xal u helista Soomaaliya. Aamina waxay kamid aheyd dhowr hablo ah oo magaalada…

Maalinkuu Jahli I Waaniyay

Maalinkuu Jahli I Waaniyay

Magacaygu waa Waddani. Dalka waan jeclahay. Sawirka Facebook iigu jiro waa haldoorka reerka. Funaanadda aan xir nahay waa isaga. Waa nin karmeed aan ku kalsoonahay inuu hoggaamiyo dalka. Waxaan hadda…

Gabay: Dhaliil

Gabay: Dhaliil

Gabaygaan waa gocasho ay abwaanadda ku ifineysa niyad jabka ay ka dhaxashay siyaasadda iyo siyaasiyiinta beelaha Soomaalida. Abwaanadda ayaa himilo weyn ku xiraysay in isbeddel loo aayo ka hirgali karo…

Wuu is Xureeyey!! (Sheeko Gaaban)

Wuu is Xureeyey!! (Sheeko Gaaban)

Daashoow, wuxuu ifka kusoo biiray iyada oo ay colaaddii jirto.  Aabihii Dooyoow wuxuu ahaa geesi, garyaqaan, gabyaa, aftahan, howlkar ah. Dooyoow wuxuu beesha u ahaa ninka ugu howl karsan oo…

Page 1 of 7123Next ›Last »