Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by Sh.Jibriil (Page 2)
Stories written by Sh.Jibriil

Dagaalka Caqliga iyo Diinta

Dagaalka Caqliga iyo Diinta

Waxaa nagu adkaaday inaan kala saarno Hanuunka Diinta iyo Adeegsiga Caqliga. Diintu waxay ahayd tan wadda hanuuninta aadanaha, walina tahay. Caqliguna waa awoodda aadanaha ee loogu talagalay inuu nolosha aduunka…

Xaqiiqo ama Fahankaada (Truth and Perception)

Xaqiiqadu waa shay la raadiyo oo dhib iyo dadaal loo maro. Haddii aad adigu xaqa mar Walba ogtahay, ku taagantahay, dadka kale oo dhan baadil ayay ku taagan yihiin. Haddii…

Nafsadda Soomaaliyeed

Nafsadda Soomaaliyeed

Xaaladda nafsadda Soomaalida maanta waa la qiyaasi karaa sida ay tahay. Haddii iyaga ahaantooda loo eego, oo lagu qiyaaso, nafsaddii soomaalida ee jirijirtay, ee Muslim ahayd, Soomaalida ahayd, dal iyo…

Dulmiga Haweenka

Dulmiga Haweenka

Guud ahaan waxaan ka dharagsan nahay muhimmadda ay gabdhuhu leeyihiin iyo sida nolosha aadanuhu u gudhisantahay Nin iyo naag. La’aanta midkood nolosha aadanuhu ma suuroobayso. Way isku xiran yihiin. Haddii…

Dhaqanka Soomaalida, intaan la xarrimin.

Dhaqanka Soomaalida, intaan la xarrimin.

Waxaa ina soo maray, wakhti aan u malaynaynay, in dhaqankeenu xun yahay, oo uu san Diinta Islaamka waa faqsanayn. Haddii uu dhaqanku noqday, wax Diinta Alle ka soo horjeeda waa…

Page 2 of 212