Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by Sh.Jibriil
Stories written by Sh.Jibriil

Fahanka Nolosha (Qeybtii 1aad).

Fahanka Nolosha (Qeybtii 1aad).

“Noloshaan waan na wareerisay. Dhib, shaqo, gaajo, lacag la’aan, khilaaf, dagaal, cabsi, eex, caddaalad darro, nolosho dhib badanaa. Noloshaan ma leedahay waddo toosan oo haddii la raaco waxaas oo dhan xal…

Dabeecadda Qaranka iyo Qabiilka

Dabeecadda Qaranka iyo Qabiilka

Waxaan halkaan ku sharaxayaa tilmaanta runta ah ee Qabiilka iyo Qaranka. Ma wada socon karaan mise maya? Haddii ay iskeeni waayaan kee ayaa u fiican nolosha aadanaha iyo danahiisa. Tilmaanta…

Is-qarxinta iyo Sababaheeda

Is-qarxinta iyo Sababaheeda

Is qarxintu waxay ka jirtaa dhammaan caalamka Muslimiinta ee sunniga ah. Soomaaliya waxay kamid ahayd kuwa ugu danbeeya ee la baray ama la soo gaarsiiyay qaabkaan cusub ee dagaalka.  Marka…

Qirashadu waa tubta hagaagga iyo dib u soo laabashada qarannimo!!!!!.

Qirashadu waa tubta hagaagga iyo dib u soo laabashada qarannimo!!!!!.

Waxaan u baahan nahay inaan qiranno in wax weyn inaga khaldanyihiin. Waxaan filayaa Soomaali oo dhan saqiir iyo kabiir, rag iyo dumar, kuwa baadiyaha ku nool iyo baladka ku noolba…

Gobonnimadu; Waa Xorriyadda Maskaxda!!!

Gobonnimadu; Waa Xorriyadda Maskaxda!!!

Xorriyadda fikirku waa arrin lama huraan u ah nolosha, dadkuse  isku si uguma baraarugaan, isku sina uma qiimeeyaan. Taxanihii sooyaalka dadku soo maray ilaa iyo hadda aan joogno xorriyadda iyo…

Qaab-fikirkeenna Ayaa Sameeya Nolosheenna. W/Q Sheekh C/raxmaan Jibriil

Qaab-fikirkeenna Ayaa Sameeya Nolosheenna. W/Q Sheekh C/raxmaan Jibriil

Wax badan oo noloshaada ka mid ah, waxay ku xiran yihiin sida aad u fkirto iyo waxa aad rumaysantahay. Haddii aad rabto ama aad jeceshahay inaad xoolo badan hesho oo…

Maxaa keena in qof is qarxiyo?

Maxaa keena in qof is qarxiyo?

Is qarxintu waxay ka jirtaa dhammaan caalamka Muslimiinta ee sunniga ah. Soomaaliya waxay ka mid ahayd kuwii ugu danbeeyay ee la baray ama la soo gaarsiiyay qaabkaan cusub ee dagaalka.…

Qaanuunka abaal marinta

Qaanuunka abaal marinta

Qof kasta oo muslim ah wuxuu rumaysan yahay, ama caqiido u ah, inay jirto abaal marin Alle uu addoomankiisa abaal mariyo. Dadka qaar waxay u haystaan in abaal marintu ay tahay aakhiro…

Xaqiiqo ama Fahankaada!!!!

Xaqiiqo ama Fahankaada!!!!

Xaqiiqadu waa shay la raadiyo oo dhib iyo dadaal loo maro. Haddii aad adigu xaqa mar Walba ogtahay, ku taagantahay, dadka kale oo dhan baadil ayay ku taagan yihiin. Haddii…

Dulmiga haweenka lagu haayo

Dulmiga haweenka lagu haayo

Guud ahaan waxaan ka dharagsan nahay muhimmadda ay gabdhuhu leeyihiin iyo sida nolosha aadanuhu u gudhisantahay Nin iyo naag. La’aanta midkood nolosha aadanuhu ma suuroobayso. Way isku xiran yihiin. Haddii…

Page 1 of 212