Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by C.Shaafici
Stories written by C.Shaafici
Cabduraxiim Shaafici. Waxuu dhigtay dugsigii sare Sheekh Suufi, waxuu sidoo kale dhigtay Jaamacadda Westminster. Waxuu wax ka qoraa arrimaha diinta, bulshada, suugaanta iyo siyaasadda. Waxuu qoraaga wax ku qoraa afaf kala duwan, inkasta oo dhawaalahan uu doortay inuu ku qoro afka Soomaaliga oo kaliya.

Ma Riyootaa?

Ma Riyootaa?

When you use Google services, you trust us with your information. This Privacy Policy is meant to help you understand what data we collect, why we collect it, and what…

Bandhig: Siyaasada waxay u dhaxaysaa Xalaal iyo Xaaraam

Bandhig: Siyaasada waxay u dhaxaysaa Xalaal iyo Xaaraam

Siyaasada: Waxay u Dhaxaysaa Xalaal iyo Xaaraam. (Adinka ayaa iga og arrimaha noloshiinna)  WQ: Turki Alxamad Buugan waxaa iska leh qoraa: Turki Al-xamad, waxa uu aad uga hadlayaa Siyaasadda iyo…

Maskax Daxaleysatay: Maxaa lagu dabiibaa?

Maskax Daxaleysatay: Maxaa lagu dabiibaa?

Maanhadle (Mufakir) Burhan Ali ayaa maalin dhaweyd dhowr jeer ka faallooday maanka oo loo furo aragtiyada, wanaagga ay u leedahay qofka, bulshada iyo umadda, taa oo ka bilaabaneysa in qofka…

Dagaalka Sacuudiga iyo Iiraan

Dagaalka Sacuudiga iyo Iiraan

Sacuudi vs. Iiraan Markii laga yimaado naceybka siyaasadeysan een loo meel dayin ee la kala dhax dhigay Sunnada iyo Shiicada, oo lagu hilmaamay dagaalkii Muslimiinta iyo Caalamka kale. Waxaanan laga…

Raadiyaha Dowladda Reer-hebal (1)

Raadiyaha Dowladda Reer-hebal (1)

Dhagdhageyayaasha qabiilkayga qaraxa badanow haatanna ku soo dhawaada war waxii dalka iyo dibadda naga soo gaaray, waxaana inoo akhriya wariye warmooge. Musika astaanta wararka beesha…. Mahadsanid wariye waabiye.. halkani waa…

Ibnu-Rushd

Ibnu-Rushd

Magaciisa waa Abul-waliid Muxammed Axmad (Ibnu-Rushd). Waa Aqoonyahan reer Onolos ah, oo ku fogaaday aqoonta kala duwan ee la barto. Waxuu bad ku ahaa kasmooyinka diinta, sida Tafsiir, Fiq’hi iyo…

Abu-Xaamid Al-gasaali

Abu-Xaamid Al-gasaali

Abu-Xaamid Al-gasaali (Dhashay 450-Dhintay 505H) “Haddii uu dhaqtarka ku daweyn lahaa dadka dhan hal dawo, badankood wey dhiman lahaayeen” Al-gasaali. Aqoonyahan baxdooy ah, faylasuuf, garyaqaan, indheer-garad, murti-maal iyo isbeddeldoon. Waxuu…

Xasuus: Qaxootiga Suuriya & Soomaaliya

Xasuus: Qaxootiga Suuriya & Soomaaliya

Waxaa qalbigeyga aad u dhaawacay muuqaalladii qaxootiga Suuriyaanka ee maalmahaan ba warbaahinta ay soo lalineysay, gaar ahaan wiilkii madaxa naga qarsaday oo ciidda ku duugtay. Waxaad mooddaa, inuu leeyahay, ma…

Soomaalinimo & Islaanimo.

Soomaalinimo & Islaanimo.

Islaanimada, waa tiirarka ay ku taagan tahay Soomaalinimada. Hadii tiirkaa uu dhaawac galo, waxaa jabay tiirkii udub dhexaad ka u ahaa ahashiiyaheenna (Identity) umadnimo. Soomaali haddaa nahay, maanta marti baynu ka…

Kaabadaha Farxadda Ciidda

Kaabadaha Farxadda Ciidda

Islaamka waxuu leeyahay labo ciidood, mid waxey timaaddaa bisha Soonka gadaashii ta kale na waxey tahay gabagabada Xajka. Sidaa darteed, labada ciid ba waxey yimaadaan, dadaal, leyli iyo cibaado badan…

Page 1 of 512345