Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by Cumar Idriis
Stories written by cumaridriis

MABDA’ IYO MASLAXO

MABDA’ IYO MASLAXO

Ustaad Cumar ayaa ka maansoonaya “Mab’da iyo Maslaxo”, oo ah labo erayo oo micno weyn ku fadhiya, falsafad ahaanna ay dood ka taagan tahay, inay kulmi kafraan iyo in kale.…

Ma Anigaa Waalan Mise Cadan baa laga Heesi!!

Ma Anigaa Waalan Mise Cadan baa laga Heesi!!

HORDHAC Wadar kastaba waaxid bey ka koobantahey, waxa waaxidka ku dabaqmo ayaa wadartana ku dureersado, sida uu waaxidku u xanuunsan karo, ayey wadartuna u xanuunsataa, sida waaxidka garaadkiisa iyo garashadiisuba…

MAAXDII MUQDISHO (MAANSO)

MAAXDII MUQDISHO (MAANSO)

MAAXDII MUQDISHO (MAANSO). Safiir Cumar Idriis ayaa dhawaalahan ku sugnaa caasimadda Muqdisho oo siyaasaddii ay waalatay, dharkana dhigatay. Safiirka oo ah qof aad u garasho fog ayaa waxuu waydiimo adag…

CALAN BASAASEY

CALAN BASAASEY

Hordhac Bishu waa September sanakuna waa 2003, meeshuna waa Shalanbood oo ay u dhaxeeyo iyada iyo Marka Caddey Minan Aw Cusmaan ama Badweynta Hindiya Barsakh bacaad ah oo aysan bilicdiisa…

MOWQIF (GABEY)

MOWQIF (GABEY)

Hordhac Tixdeydii “FARXAD QALBI” waxaan hordheceedii ku sheegey in muragadu iyo farxaddu yihiin hal baal labadiisa bog oo nolosha ka mida, Calikheyr ayaa deeley jaceyla oo dheer tiriyey isagoo igu…

GORGOR (GABEY)

GORGOR (GABEY)

Hordhac Xaaladda uu dalkeenu marayo wey xanuun badan tahey, qof kastoo damiir kiisa wadaninimo noolyaheyna wuu la murugooni, waxa uu arkaayo ama maqlayana waxay qalbigiisa kaga tagi tiiraanyo xanuun tiira…

Maanso Jacayla: Dhaxyar ama Dheeman!!!!!

Maanso Jacayla: Dhaxyar ama Dheeman!!!!!

Ustaad Cumar Idriis, oo maalmahaan inaga darduurinaya ilahiisa suugaaneed iyo fakir ayaa waxuu maanta inala wadaagayaa maanso jacayl ah oo aad u qiimo badan. Ustaad Cumar, waxuu horudhac uga dhigay…

HAATUFKA QALBIGA

HAATUFKA QALBIGA

Cumar Idiris, waa halyay qayb libaax ka soo qaatay dib u yagleelidda iyo soo celinta dowladda Soomaaliya. Waa aqoonyahan ku xeeldheer cilmiga aadmiga iyo diinta, waxuuna leeyahay hoodo iyo mawhido…