Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by Burhan Muuse (Page 2)
Stories written by burhanali

Alle diid (Atheist)!

Alle diid (Atheist)!

Alle diid (Atheist) iyo doodiisa wax dunida ku cusub ma ahan. Waa doodo jiray kumannaan sano, jirina doona inta dunidan dadku ku nool yahay. Waa doodo aan tarmin salna laga…

Cali Waalow

Cali Waalow

Guuleed waa reer koraad, galti, soo galooti ama badow aan beesaani ahayn sida qofba u yaqaan. Mar kasta oo looga sheekeeyo dhaqamada magaalada ka jira wuxuu u jantaa sidii warka…

Wax-soosaarka Soomaalida ee qarniga 21aad.

Wax-soosaarka Soomaalida ee qarniga 21aad.

Bulshadaha aduunku dhamaantood waxay ku jiraan tartan nololeed ay ku dadaalayaan subax kasta inay wax kororsadaan. Wadarta wax soosaarkooda marka xisaab ahaan loo badalo ee lagu cabiro GDP ama GNP…

Qarniyadii Argagaxa!!!!

Qarniyadii Argagaxa!!!!

QARNIYADII ARGAGAXA: “Ma taariikhda ayaa dib isu qoraysa mise innaga ayaa khaladkii dib u samaynayna?”.  Laga soo bilaabo faragelintii uu Ruushku si toos ah ugu sameeyey waddanka Afqaanistaan dhamaadkii 1970aadkii,…

Bal Aniga iyo Eey!. W/Q Burhaan Cali

Bal Aniga iyo Eey!.    W/Q Burhaan Cali

Marka uu ii muuqdo waan naxaa, marka uu ii soo dhawaadana jiririco ayaa tin iyo cirib i saaqda. Haddaan bannaan marayo wadada ayaan uga leexdaa, hadduu meel ciriiri ah igaga…

Mustaqbalka Ayaa Ifaya!

Mustaqbalka Ayaa Ifaya!

Soomaalidu marka ay indha indheeyaan qaabka dunidu u socoto waxay muujiyaan in dunidu joogto gabagabo, shar mooyee aanba khayr soo socon, waxayna hal hays ka dhigtaan “Rag  waa raggii hore,…

Advice To Support You Find Authentic Sports Jerseys To Purchase

You’ve got Fresno State an underdog of epic proportions that’s the first team to get to the World Series with losses during seasons. You on the contrary will do research…

Page 2 of 212