Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by Burhan Muuse
Stories written by burhanali

Muxaadaradii Soomaalida Alle-diidka”Atheist” [1]

Muxaadaradii Soomaalida Alle-diidka”Atheist” [1]

Waa madal dad badan oo rag iyo dumarba isugu jira ay soo cammireen. Waxaa shirguddoonka fadhiya koox Alle-diid ah oo isugu jira rag iyo dumar. Waa kala da’. Ragga qaar…

Labadii Single Mother

Labadii Single Mother

Waa laba hooyo. Waxay ka siman yihiin midabka madow. Waxay ka kala yimaadeen dhulal aad u kala durugsan bal se Qaddar Rabbi ayaa ku kulmisay inay daris ku noqdaan magaalo…

Marka Aqoonta iyo Iimaanka la isku xiro!

Marka Aqoonta iyo Iimaanka la isku xiro!

Maalin dhaweyd waxaan sheekaysanay nin dhalinyaro ah oo runtii caqli iyo garasho saa’id ahi iiga muuqatay. Waa nin cilmiga sayniska illaa xad wax ka yaqaan oo isaga ayaaba dhaqtar ah.…

Wuu is Xureeyey!! (Sheeko Gaaban)

Wuu is Xureeyey!! (Sheeko Gaaban)

Daashoow, wuxuu ifka kusoo biiray iyada oo ay colaaddii jirto. ¬†Aabihii Dooyoow wuxuu ahaa geesi, garyaqaan, gabyaa, aftahan, howlkar ah. Dooyoow wuxuu beesha u ahaa ninka ugu howl karsan oo…

8da Maarso: Maalin Hanbalyo Mudan

8da Maarso: Maalin Hanbalyo Mudan

Dunida aynu maanta ku nool nahay waxay u qaabaysan tahay qaab ka duwan qaabkii ay dadku u noolaayeen dhawr qarni ka hor. Waa duni u dhisan qaramo (nation-states) bedkoodu ha…

Laab-qaboojis!!!. Burhaan Cali

Laab-qaboojis!!!. Burhaan Cali

Waxaannu nahay dhallinyaradii dunida, waxaannu nahay xoogga wax curiya, waxna baddala. Dhallinyaradayadaas waxaanu ku kala nool nahay cirifyada dunida. Waxaannu leenahay midabbo, afaf iyo dhaqammo kala duwan. Haddii dhankaa laga…

Markaynu Diinta Siyaasadaynay!

Markaynu Diinta Siyaasadaynay!

Maanta waxa ka dhacaya dunida muslimka waa wax dhakafaar ku ridaya inta miyirka qabta, waaba hadday jiraane. Waxa ka socda gees illaa ka gees waxa lagu tilmaami karaa uun ‘cadaabtii…

Dhuunta madow ee aynu ku socono.

Dhuunta madow ee aynu ku socono.

Waan welwelayaa, wax welwelka iga bi’iyana ma hayo. Waxa aan ka walwalayo ma ahan naftayda, ubadkayga iyo reerkayaga ee waa aayaha ummad, waa ummadda ku nool dhulka loo yaqaan Jamhuuriyadda…

Wadahadal mira dhali kara (Qaybta 1-aad)

Wadahadal mira dhali kara (Qaybta 1-aad)

Waxaynu ku noolnahay duni qofka lagu qiimeeyo muuqaalkiisa kore sida dharka qofku xiran yahay ( Khamiis iyo Cimaamad ama Suudh), habka tinta iyo garku ugu jaran yahay, xirfadda uu qofku…

Ninku gabadha kama dhali waayine, hagrashaa jirta!!

Ninku gabadha kama dhali waayine, hagrashaa jirta!!

Waxaa la yiri islaan Ceebla’ la dhihi jirey ayaa carruurteeda ugu jeclayd gabadha/inanta ugu yarayd oo ay ula baxday Farxiya, wayna ku indha doogsan jirtey. Berya wax la joogaba Farxiya…

Page 1 of 212