Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by C.Oawsey
Stories written by C.Oawsey
Waa qoraa, wax ka qora arrimaha suugaanta, taariikhda, siyaasadda, fikirka diinta iyo nolosha casriga ah.

Dhiraandhirin: Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida! (Q2).

Dhiraandhirin: Dhoofka iyo Dhaqanka Soomaalida! (Q2).

Faa’idooyinka laga dhaxley geedigii joogtada ahaa ee reer guuraaga Soomaaliyeed, waxaa ka mid ah: Soomaalida oo tiro ahaan ah dad yar in ay ku baahaan dhul ballaaran oo ka mid…

Qalalaasaha Qarsoon ee Qarnigan!!

Qalalaasaha Qarsoon ee Qarnigan!!

Bishii hore waxaa gacantayda soo galay buug ay xiiseeyaan dadka daawada muuqaalada qarsoon ee shaqsiyada qofka. Buuggan wuxuu si cilmiysan u qaadaa dhigayaa qalalaasha qarsoon iyo burburka shaqasiyadeed ee sida…

Buufiska Facebook

Buufiska Facebook

Qofka buufiska qaba waxaa lagu gartaa calaamado ay ka mid yihiin balaayo abuur, banaan-joognimo iyo walbi buuq joogta ah. Buufiska qaabab kala duwan ayuu qofka ugu dhacaa kuwaas oo badanaa…

Furriinkii lagu Farxay! (Qaybtii 1aad)

Furriinkii lagu Farxay! (Qaybtii 1aad)

Hadda ka hor waxaa is guursaday oday la dhihi jiray ” Nacayb” iyo islaan lagu magacaabi jiray ” Jaceyl.” guurkooda wuxuu ahaa mid ku dhisan jaceyl iyo naceyb wada socda.…

Faa’idooyinka Xanta!

Faa’idooyinka Xanta!

Wax yaabaha ugu horreeya ee ilmaha si dadban ama si toos ah loogu sheego waxaa ka mid ah xumaanta xanta ay leedahay . Waa arrin wanaagsan in caruurta la baro…

Dhaxalkii Safar Cabdi

Dhaxalkii Safar Cabdi

Haddii aan la isku qirin la iskuna qadarinin garashada iyo aqoonta dhabta ah,  waxaa adkaada in la kala garan waayo aqoonyahanka aqoonta baxaaliga ah leh  iyo tacliinleyda wax soo xar-xariiqday.…

Falsafadda libaaxa!!

Falsafadda libaaxa!!

Marka caqli xor ah loogu kuur galo sida ay nolosha ku socoto waxaa kuu so baxaya caddaalad darro weyn oo nolasha ka jirta. Nolosheena waxay ku xirantahay dhimashada iyo cunnida…

Biyaha Badda

Biyaha Badda

Waxaan xasuustaa anigoo yar oo caruur la dheelaya in laba wiil oo ka mid ah caruurtii aan wada cayaaraynay uu ka dhax qarxay muran daran oo dhiilo xanbaarsanaa, dhamaan caruurti…

Dhadhan

Dhadhan

Waxaan xusuustaa anigoo yar in aan maalin aad u dhagaystay sheeko ka socotay jikada gurigayaga. Islaan qaraabo ah oo naga soo martiday meel fog iyo gabar ila dhalatay ayaa waxay…

Naxariista Caqliga

Naxariista Caqliga

Nolosha waxaa ku lammaansan dhibaatooyin badan oo siyaabo kala duwan nolasha ula xariira. Taariikhda aadanahana waxaa ka buuxa dhacdooyin xanuun leh iyo xaalado argagax badan oo soo taxnaa intii ay…