Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by Aamino Maxamad (Page 2)
Stories written by Aaminos

Aragtidaada ayaad ku aqoon tahay!

Aragtidaada ayaad ku aqoon tahay!

Hadda ka hor ayaa Odayaal loo xulay inay gar go’aan ka gaaraan.Waxay isugu yimaadeen sida caadada iyo dhaqanku ahaa geed hoostiis. Geedka waxaa dhakada sare ka saarraa wiil yar oo…

Aqoon yahan aragti ka arradan!

Aqoon yahan aragti ka arradan!

Waxaa la yiri: “Dadku waa labo: WANAAGSANE iyo WANAAJIYE” malaha murtidu qaybteeda hore waxay ku daaban tahay maahmaahdii kale ee ahayd: “WEYNAADAA WANAAGSANAADA!” mid kale waxay leedahay: “TIISA DARYEELA TU…

Jiftada: Ajar-diid

Jiftada: Ajar-diid

“Jiftada: Ajar-diid” waxaan curiyey ka dib doorashadii ka dhacday dalka, ee ay ka horraysay xulidda Xildhibaannada iyo Guddoonka Baarlamaankaba. Xilligaa waxaa jirtay rajo xooggan oo dadka qabeen, dalkana ka muuqatay…

December bil murugo iyo gocosho badan!

December bil murugo iyo gocosho badan!

Maalmuhu kala wanaagsan, dadkuna kala aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg Maalmuhu ku dul wareegaan. Maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo macaan, xun iyo wanaagsan, madow iyo…

Haddaan madaxweynaha ahaan lahaa!

Haddaan madaxweynaha ahaan lahaa!

Afeef  In kasta oo aan ogahay in aragtida koowaad ee cinwaankaa laga qaadan karo tahay: “MADAXTINIMO JECELAA!” amaba noqon karta meeshii laga dhihi jiray: “Habar fadhida Lagdan la fudud!”. Kaba…

Xasuuqa dhacaya: shalay iyo maanta!

Xasuuqa dhacaya: shalay iyo maanta!

“Qatar ma ahan qaylada dheer ee xadgudbayaasha, balse, waa aamuska xun ee dadka wanaagsan!” Martin Luther King, Jr (January 15, 1929 – April 4, 1968). Ku meel gaarkii waa laga baxay!…

MURUG:Tix loogu baroordiiqayo geerida Abwaan Gaarriye

Geeridu waa xaq, qof nolol ku waaraya ma jiro, in la wada dhimanayana uma baahna wargalin iyo ogaysiis. Marka laga soo tago rumayn Diimeed iyo Caqiido, geeridu waa fal hortaada…

Muranka Madaxda Dawladda

Muranka Madaxda Dawladda

Yaa yiri ISBADAL baa dhacay? Yaa yiri marxalad cusub baa la galay? Yaa yiri murankii waa laga gudbay? Yaa yiri Profyadan ayaa wax tari kara? Yaa yiri khilaafkii baa dhammaaday?…

Tiro yar mise tub toosan?!

Tiro yar mise tub toosan?!

Muran iyo dood ka dib, Madaxweynaha iyo Wasiirka koowaad  waxay soo bandhigeen tirada Wasiirrada ay ka koobnaanaysa Xukuumadda cusub, oo la isla gartay inay noqdaan toban Wasiir, markii horase dood…

Haraadigu yuusan kala harin

Haraadigu yuusan kala harin

Haddii wali Kala guurkii lagu jiro, maadaama aan wali la dhammaystirin dhismihii  dawladnimo, maadaama aan wali la kala guran oo wali goradda la iskula jiro, lase yiri waxaa laga baxay ku meel gaarkii, sida la sheegay, aanse sidaa ahayn, aqriste,…

Page 2 of 212