Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by Aamino Maxamad
Stories written by Aaminos

Gabay: Nabad ku sii Seexo

Gabay: Nabad ku sii Seexo

Aamina Muxammed (Carkow) ayaa tirisay gabaygani abbaarahii 2013-kii, mar dhalin yaro Soomaali ah lagu silciyey Koofur Afrika. Tacaddiyada aadane ee ka dhacaya Koofur Afrika maalmahaan ayaa abwaanadda soo xasuusiyay gabayga,…

Gabayga: Gaashaan

Gabayga: Gaashaan

Gaashaan!!! Gabaygan waxaan qoray bilowgii sanadkan subax uun baan ku arkay dhowr meeris oo rag dhalin yaro hal-abuur ah oo is sheeko yaqaan ay isku waydaarsanayaan Facebook. Waxaan ka xasuustaa “U…

Muranka Soo Dayra

Muranka Soo Dayra

Dood iyo khilaaf iyo madax dagaalaysa baa runtii na daashaday,waxaan tiriyay tix aan ugu magac daray “Muranka Soo Dayra”. In kasta oo ay adagtahay soo celin nidaam iyo dowladnimo burburtay,…

Maansada: Diirnax

Maansada: Diirnax

Tixdan “Diirnax” waa maanso ka hadlaysa  Soomaalida laga celinayo dalka Kenya. Waxay igu dhalatay curinteedu, ka dib markii aarkay qoraallo iyo sheekooyin nuxurkoodu ahaa, in ay sax iyo xaq tahay…

Maansada: Calaf

Maansada: Calaf

Maalin maalmaha kamid ah ayaa qof asxaabtayda Facebook-gga kamida wuxuu na weydiiyey su,aal da,weyn oo madaxa daalinaysa, wuxuu yiri “haduu guurku calaf yahay caashaqu muxuu yahay”. Markii aan ka yare…

Heesta: Dan Guud

Heesta: Dan Guud

“Danguud” waa hees si kooban u tilmaamaysa waxa qof walba oo Soomaali ahi uu doonayo inuu noqdo, helo ama uu sameeyo iyo waxa uusan doonayn inay ku dhacaan, inuu noqdo…

Maansada: “Ma daw baa?!”

Maansada: “Ma daw baa?!”

Tixdan gaaban waxaan u baxshay: “Ma daw baa?!”. Waxay xambaarsan tahay digniin iyo caqlicelin ku jawahan inta lagu sameeyey “MAAN MAYRKA” ee loo carbiyey nafti-hallignimo iyo nafaf kale halaagiddeed, waxayna…

Maansada: “DIFAAC DUMAR”

Maansada: “DIFAAC DUMAR”

Maansadan “DIFAAC DUMAR” waxay ku qotontaa qiso dhab ah, oo aniga (Curiyaha) i qabsatay, una soo joogay goobta ay ka dhadcay, oo sida maansada tixaheedu isu raacraacsan yihiinba ah madal…

Gabay Wadani ah (Digasho).

Gabay Wadani ah (Digasho).

Gabaygan waxaan tiriyey 18/01/2010, xilligaa oo Soomaalida madax iyo shacabba aad loogu bahdilay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya. Waxaa la arkayay hooyooyin iyo caruur lagu argagixiyay guryahooda, oo bannaanka la…

Gabay Wadani ah “Yaan Dib Loo Noqone”

Gabay Wadani ah “Yaan Dib Loo Noqone”

Gabaygan waxaan tirisay Aamina Cali Maxammad (Carkow), waxayna ka tirisay xaaladaha siyaasadeed, qabyaaladeed ee ka soo cusboonaaday soomaaliya, xillayadii aanu helnay dowladda joogtada ah ee uu hogaaminayo madaxweyne Xassan Sheekh…

Page 1 of 212