Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Faallada
Xasuuqii 14ka Oktoobar

Xasuuqii 14ka Oktoobar

Wixi dhacay maalintii Sabtiga ee 14kii Oktoobar ma aheyn musiibo dabiici ah oo nagu habsatay. Wuxuu ahaa xasuuq iyo gumaad qorsheysan oo lala beegsaday shacab Soomaaliyeed oo wax…

Shabaab iyo Daacish waa isku mid!

Shabaab iyo Daacish waa isku mid!

Abu Mujaahid Al-gawracaawi, markii koowaad wuxuu soo muuqday isaga oo madax duuban oo mindi dheer la dul taagan qof jilbajabsan oo labadible u xiran. Wuxuu u dhaaranayaa caalamka…

Waydiimaha Soomaalida Qurbaha

Waydiimaha Soomaalida Qurbaha

Soomaalida dibadda ku nool waa ay badan yahiin, ma aha dad gurbada u tagay shaharsi iyo xaraf-raac ee waxay u badan yahiin indhahii umadda iyo reer magaalkii qaxay…

Qormooyin Cusub

Metaphysics!!!

Metaphysics!!!

Waa qeyb kamid ah falsafadda, waana udub dhaxaadka doodaha ugu badan ee ay galaan falasuufyada,…

Bahal Bare ah “Adna Jirka, Anna Lafaha

Bahal Bare ah “Adna Jirka, Anna Lafaha

Salaadda Casar markii laga soo baxay ayaanu illinka hore ee Dugsiga isa soo tuuminnay. Isaga…

Maxaa u dhexeeya Miilaadiga iyo Hijriga?

Maxaa u dhexeeya Miilaadiga iyo Hijriga?

Taariikhda Miilaadigee la joogo 2018 waxaa la galiyay hadallo badan sida ma la xusi karaa?,…

Dhaqanka Kaaboy-ga iyo Soomaalida (Xiriir)

Dhaqanka Kaaboy-ga iyo Soomaalida (Xiriir)

Yaraantaydii waxaan daawan jiray filimaanta Hindida oo aan aad u jeclaa qiimaha nololeed iyo dhaqanka…

Cidda loogu Abtiriyo Cunugga

Cidda loogu Abtiriyo Cunugga

Marki laga hadlayo inuu guurku xaaraan yahay waxay ku timaaddaa inaan la ilaalin shuruudda guurka…

Islaamka iyo Nasabka Q2aad.

Islaamka iyo Nasabka Q2aad.

Islaamka iyo Nasabka Q2aad. (Nasab siinta ilamaha sinada ku dhashay).  Sidaan hore ugu soo ballan qaaday…

Islaamka

Metaphysics!!!

Metaphysics!!!

Waa qeyb kamid ah falsafadda, waana udub dhaxaadka doodaha ugu badan ee ay galaan falasuufyada, inta badan waxa ay diiradda saartaa oo ay ka hadashaa ahaanshaha, jiritaanka, dhabta…

Bahal Bare ah “Adna Jirka, Anna Lafaha

Bahal Bare ah “Adna Jirka, Anna Lafaha

Salaadda Casar markii laga soo baxay ayaanu illinka hore ee Dugsiga isa soo tuuminnay. Isaga ayaanu sugaynaa oo albaabka furihiisa haya. Mar walba oo uu xoogaa soo yara…

Maxaa u dhexeeya Miilaadiga iyo Hijriga?

Maxaa u dhexeeya Miilaadiga iyo Hijriga?

Taariikhda Miilaadigee la joogo 2018 waxaa la galiyay hadallo badan sida ma la xusi karaa?, ma sannad gaalaa? iwm. Mar waa sannad dadka oo dhami tirsado, marna waa…

Cidda loogu Abtiriyo Cunugga

Cidda loogu Abtiriyo Cunugga

Marki laga hadlayo inuu guurku xaaraan yahay waxay ku timaaddaa inaan la ilaalin shuruudda guurka sida in gabadha la xoogo ama inaan la siinin wixi ay lahayd, waana…

Islaamka iyo Nasabka Q2aad.

Islaamka iyo Nasabka Q2aad.

Islaamka iyo Nasabka Q2aad. (Nasab siinta ilamaha sinada ku dhashay).  Sidaan hore ugu soo ballan qaaday qaybtii hore ee darsigii ku saabsanaa islaamka iyo nasabka qaybtana waxaan ku qaadaa…

Bulshada

Dhaqanka Kaaboy-ga iyo Soomaalida (Xiriir)

Dhaqanka Kaaboy-ga iyo Soomaalida (Xiriir)

Yaraantaydii waxaan daawan jiray filimaanta Hindida oo aan aad u jeclaa qiimaha nololeed iyo dhaqanka naxariista ku sidkan ee ku dheehan.…

Qaamuuska Soomaaliga: Beddelid ama Biirin.

Qaamuuska Soomaaliga: Beddelid ama Biirin.

Waxaanu wada ognahay in Afka Soomaaliga qoran yahay muddo ka yar nus qarni, sidaa oo oy tahay, haddana afkeennu waxaan ku…

Nolosha: Dhalanteed iyo Dhab (Sheeko Gaaban)

Nolosha: Dhalanteed iyo Dhab (Sheeko Gaaban)

Habeen dhirir badan kadib, saakay aroortii ayaan soo istaagay goobta gawaarida laga raro, waxaad mooddaa cirka iyo dhulka in ay isku…

Ku Daalidda Diinta Yaabiska ah

Ku Daalidda Diinta Yaabiska ah

Dabshidkii 1664 qoraagii Faransiiska ahaa ee Jean-Baptiste Poquelin oo ku magac dheeraa naynaasta Molier (1622-1673) wuxuu allifay masraxiyad lagu magacaabo ‘Tartuffe’…

Bulshada

Dhaqanka Kaaboy-ga iyo Soomaalida (Xiriir)

Yaraantaydii waxaan daawan jiray filimaanta Hindida oo aan aad u jeclaa qiimaha nololeed iyo dhaqanka naxariista ku sidkan ee ku dheehan. Maadaama aysan jirijirin dhalooyinka guryaha maanta…

Qaamuuska Soomaaliga: Beddelid ama Biirin.

Waxaanu wada ognahay in Afka Soomaaliga qoran yahay muddo ka yar nus qarni, sidaa oo oy tahay, haddana afkeennu waxaan ku qabnaa kalsooni in uu yahay mid…

Nolosha: Dhalanteed iyo Dhab (Sheeko Gaaban)

Habeen dhirir badan kadib, saakay aroortii ayaan soo istaagay goobta gawaarida laga raro, waxaad mooddaa cirka iyo dhulka in ay isku dhex jiraan mugdi darteed, daruuro la…

Siyaasadda

Shareecadu ma khilaafsan tahay dastuurka?

Ugu yaraan wax ku dhow 10-dal muslin ah waxaa waqtigan ka socda dagaallo ama qaraxyo ay wadaan dhalin yaro wadaado ah oo hadafkoodu yahay inay caddaaladda islaamka…

Baadi-goobka Sirta Nolosha

Horaa loo yiri lama waraysto mar dhoof iyo mar duulba e balse aan idinla wadaago safar dalxiis oo aan aniga iyo qoyskayga iyo Abdikarim Hassan iyo qoyskiisa…

Turkida iyo Carabta; shalay iyo maanta

Dagaalkii koowaad ee adduunka, qaar badan oo Carabta ka mid ah waxa ay ka hor yimaadeen Boqortooyadii Cusmaaniyiinta. Waxa ay ku dhawaaqeen kacaan ka dhan ahaa Cusmaaniyiinta,…

Taariikhda

Dhaqanka Kaaboy-ga iyo Soomaalida (Xiriir)

Yaraantaydii waxaan daawan jiray filimaanta Hindida oo aan aad u jeclaa qiimaha nololeed iyo dhaqanka naxariista ku sidkan ee ku dheehan. Maadaama aysan jirijirin dhalooyinka guryaha maanta…

Turkida iyo Carabta; shalay iyo maanta

Dagaalkii koowaad ee adduunka, qaar badan oo Carabta ka mid ah waxa ay ka hor yimaadeen Boqortooyadii Cusmaaniyiinta. Waxa ay ku dhawaaqeen kacaan ka dhan ahaa Cusmaaniyiinta,…

Ilbaxnimada iyo Legdenka Bariga dhexe

Waxa ilbaxnimada la yidhaahdo iyo korranaanta garaadka iyo wacyiga dadnimadu ka ma soo hadho. Bariga Dhexe afar isir baa ku legdamaya, sida ay u ka la ilbaxnimo…

Falsafada

Metaphysics!!!

Waa qeyb kamid ah falsafadda, waana udub dhaxaadka doodaha ugu badan ee ay galaan falasuufyada, inta badan waxa ay diiradda saartaa oo ay ka hadashaa ahaanshaha, jiritaanka,…

Islaamka & Ilaalinta Nasabka

Ugu horeyntii sida la wada og yahay Aadanahu waa noole karaameysan oo uu Alle ka doortay in badan oo ka mid ah uunka uu dunida ku abuuray,wuxuuna…

Sheekadii Baqasha iyo Awrka

Waxa aan ka soo minguuriyay Kitaabka Mathnawi ee Ruumi. Faahfaahinna waan ku sii sameeya. Baqal ayaa awr weyddiisay: ‘Maxaa ay ku dhacday in aan qajeel turunturroodo, dhulkana ka…